Wareysi: Madaxweyne Mustafe oo ka hadlay dagaalka Ethiopia

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Tplf gabalkeeda wa dhacay deganka somalidana gobonimo iyo guul aan urajayiyaa marinkooda ayaana la marinayaa argagaxisada tplf

sheikhzakaria
Автор

Masha alleh mustafe m Omar guuleyso from somaliland burco garabkaaga ayaan taaganahay

cqaadirmaxamedhasan
Автор

Geesi Madaxweyne xalaal ah. TPLF marna donimayno! May Allah protect and guide our people.

XalaalSomalis
Автор

Good job madaxwayne mustafe cagjar

saidhalane
Автор

Mustafe waligaa somali hakala sariin. Somali miday. Horay uu waad. Haa noqon doqon eegaa dadkisaa. Waxad kaa shaqays ilalintaa dadka somaliyeed iyo dhuulka somaliyeed haa ogalaaan wac somali kaa hosayaa. Alle haa ku hanunsho Alle haa kugu asturo xilkaa. Thanks mudane mustafe

ayaansalah
Автор

Guuleyso mudane mustafe.. Soomaalidu waxaa hogaanka u qaban doonaa biseyl soyaasadeed..

equalrights
Автор

Nin rageed nin rageed dhalay horay usoco

aliaafrica
Автор

Mnsha allh madaxweyne Mustafa guulayso

faysalabdilahi
Автор

TPLF IYO ABIYE HA LA KALA SAFANINA EE MASIIRKIINA SOOMAALINIMO KA TASHADA

mustafemuxumed
Автор

Axmarda jigjiga halaga saro Somalia
Midaa kale mustafe cajiir waxa jiraa maa ahaan xarutaa qoleji wxa kaa jiraa firri iyo garbaa cisee ilahyow Somali gumeysiga Kadul qaad

hanadaxmadnuur
Автор

Madaxweyne laynagamah adkaanayo
Marnabah madaxweyne ma ogolin isdhiibis inagama xoog roona inagama maskax badna cabdi iley iyo afartiisii dabodhilif ri, gees kama ridi karaan

zupeeercade
Автор

maanshaaALLaah guulayso madaxwayne waa runtaa hadaan horownayba

sayidcalimuxumedxadi
Автор

Famaajo wuu diyaargaroobay ciidankiina wuu keeney xaduuda difaaci lahaa jigjiga

tariqmahamed
Автор

Mnsha allah madaxwayne dhamaantiin guul baan idiin de all somali galbeed

husseinaden
Автор

#From #Hargaysa wxa kale oo aan #Ethopia ku arkay dhaqan ah #kaa #Fiicni Deeganada #Oromada #Tikrayga iyo Guud ahaan 9 qoomiyadood ee ethopia mid khayradkisa lala leeyahay oo aan ka #Somalida ahayni ma jiro yacni xaga shaqalaha wxad arkaysa shaqale badan oo #Qomiyadaha kale ah oo #Deganka #somalida jooga somaliduna meelaha kale way adagtay sidad xafiisyada deeganada kale ugu aragtaa markasad #Madaxwayne lee dahay wax aan saluugno wali ma hayno Haa waa Run oo #Xilka aad hayso ee wareegtada ah hadad ku qanacdo oo aad u aragto dhaxal aan ka waregayn hankaguna inta uu Noqdo wx #Saluug ahi ma jiro lkn inta aad hoos u eegto #Bahdilada #somalida haysata adigu go'aan Qaado siduu Doono how adkadee adigu Noqo bini aadan waxna diidi kara waxna Dooni kara

cabdicumar
Автор

Doqon maahee waa xiniinya cadde soomaalida itoobiya alle usoo diray adigaa saaxiib xaarweyne ah oo doonaya guskii tigrayga

maxamedtt
Автор

madaxwaynahayaga waan salaamayaa laakiin maraykanka iyo tblf waatuug

guuleedmahdi
Автор

Voa.
Maxaad dagaalanka canfartu ku barakicisay gobolka Siti wax uga weyddiin weydeen?

cooffle
Автор

Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN... ..

FADSO
Автор

Moussa cadosh m w dd s guulayso mustafa maxamud

amirailoveyou