Waraysi: Madaxweynaha DDS Mudane Mustafe Muxummed Cumar

preview_player
Показать описание
iyo arrimo la xidhiidha xaaladda guud ee DDS iyo midda dalka. | Geedka Nabada Production
Join this channel to get access to perks:

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Masha Allah ninkani wa wanaagsan oo warkiisu cadyahy waanan tageerayna xaqa marka aan ka hadalo cullays kasto saaran wa nin adag

adenharedomar
Автор

Mashaallah very intellectual information

AbdirizackAbdille-pxfg
Автор

He is great leader Mosdaf Omar my god bless him

amiirgaas
Автор

Jilicsan hano keenin wax anan u qalmin guul onlf

sayidmohamed
Автор

M, a madaxwayne masuul, ah oo, dagan, dadkiisa iyo dalkiisaba, garanaaya wixii udan ah❤🎉

AbuubakarAli-emgs
Автор

Waa warbixin fiican
In xaqiiqda lawajaho oo aanan been iskusheegin waa muhiim

yussufhhish
Автор

Kolay ani siyasiyiinta somalida wa ka aamin baxay lkn warkan haduu dhabkaa yahy mahadsanid mudane

NimcanAK
Автор

War soomaaliyeey wixii inasoomaray waad ogtihiin madaxwaynaha halagutaageero wixii wanaagsan

KhadarSaxardid-enrg
Автор

Cagjarow qasab basnaku hestaaye marabno itoobiya ee umada in ay xornoqoto ujaheeya

mrniceguy
Автор

Wareysii dhab ah ma aha wiil yaro cabsaanaya wareysaanaya

baaqshacab
Автор

Bahda Geedka Nabada maanta waxaa dhacday in dhawr jeer lanagu diiday in aanu adeeg ama alaab ku bixino KAAFI waliba dadka nagu diiday waa qawmiyadaha kale.

FPT
Автор

Mw mustafa waa nin rag ah hadal yaqaana lkn wx Iska celidaa ku badan

Hure
Автор

waa waraysi macquul ah oo caafimaad qaba

truecomment
Автор

Marka uu Lee yahay
Waxaan maslaxo u aragnay in aan itoobiya horumar dhaqaale, siyaasadeed iyo amniba aan lasameyno, marka waa su, aalee hadalkaas yuu ku matalaa waa tii aan aragnay dhalinyaradii D.Deegaanka oo ku hoorinaya madaxweynaha

CabdiraxiinCabdisalaan
Автор

Madax wayne Maxad wax uga qaban ladahay musuq masuqa
Wayn
Ee traffic ga gaadidka
Shilal ka oo badan wadoyinka gobolada deganka Somalida
Laalush ayay qatan askartu
Gadidka dayactirka u bahan way sii

mawlidmuhumed
Автор

Dabadhilif hortagan qadiyada dadka somali galbeed🇸🇴

Muud
Автор

Madax wayne jigjiga waxa kajira
Musuq maasuq wayn o hadheeyay
Xaga shidalka
Maxaytahay askari niyu police ah in shidalka u kuu soo iibiyo
Qofka shacabka laalush u qato askarigu?

mawlidmuhumed
Автор

Laandheere in cagjar afmaacaane libaax

abdulazizd
Автор

Ree DSSow ilma aderyalow Ethopia ha aaminina waa iga codsiye walahi malinta aad amintaan ayaa bello iyo dagaal gacnta legeleysan wayo inta iskukiin dhuldhigaan baay idinku faafayan deetana dhulkiina ayey idinka qabsanayaan

bootstrap-eswf
Автор

Madaxweyne kuliyadaha iyo jamacadahaba ardaydeni kaso baxay waxaa jira xafisyo aysan ka shaqeyn karin oo hadana deganka dhexdisa ka hawlgala waxaa kamidah Commercial banka oon hal qof o somali ah ka shaqeyn xarunta isgaadhsinta ethiotelecom oy kuyaryihin warshada laydhka oon somaliba kashaqeyn markaa xarumahaas maxay fursad usiin layihin dhalinta degaanka ay kahawlgalaan ?

AbdifatahAhmed-gjwx