Madaxweyne Cagjar oo VOA u warramay.

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Magaacaa hajiro From gaashamo waanu kula jiraa. JEEGAANTA SOMALILAND BUUFI IYAGAA KA DANBEEYA.. MAASHA ALLAAH ASAL FROM JARAR

baylebayle
Автор

cagjar waa nin mudan xilka uuhaayo horoy usoco nudane

hassanadde
Автор

Aqoon yahan #MustafeMuxumedCacjar waa Geesi Somaliyeed ilah ku dhawr cadaw gaaga jabi 😍🌟🖐

FluffPetsTV
Автор

geesi halyeey ah cadawgaa hajabo guul iyo gobanimo mustafa muhumed

saariftinmaashaallahsomali
Автор

Manshalah allah mw Mustafa waa nin culus oo wax badhan ogsoon mw halagarab istaago

osmanyussufkadid
Автор

Ina cagjar waa geesi qofkii igu raacsan fadlan like isku muuji subscribe na iigu dar wllo 🙏😘

aarkamudug
Автор

mudane Mustafa Cagjar, waxaaka muuqata, roog cadaanimo  arimaha uu ka hadlayo.

abdullahielmi
Автор

Mashaa Allah madaxwene magaccaahahiro

RidwaanCumar-pqwo
Автор

Mustafe cag jar hore u soco madaxweyne. Qoomiyada somalidana ku adkow

khadarjama
Автор

Guul guul mudane madax wayne cadow gaagu hajabo

cabdinaasirahmednuuhahmed
Автор

Anigu shaqsiyan ma taageersani shirkaa Addis-ababa, Madaxweynaha ha lagu taageero dadaalkiisa.
Madaxweynuhu ruwaayada shirkaa aad buu u Gadabuursi waa taageersan yahay DDS. madaxweynaha DDS ha guulaysto.

sabaxalnur
Автор

Guul guud ahan qomiyada somaliyeed,
Guulayso saxiib

abdullahsultan
Автор

MadaxweYne cagjar kumaan doorsadeen kůň farmaajo jaajuus nacalaa dhalee
Viva cagjar somaliga dhabtaa

fadhihapiip
Автор

mr cagjar waa nin diidan dadkiisa in laqaybiyo ayku dhaxmilmaan dad kabadan si aanay dadkaa ithoipianka ahi uqabsan meesha somali dhamaan lagu soo dhaweeyo si dadkii kale ee shisheeye meesha uga baxaan ninkan aragtidiisu way dheertay

samayntafadhiyadadibada
Автор

Masha allah guuleyso madaxwwyne aragti dheer

abdirahmanmohamed
Автор

Ninkan waa masuul somalia ilaahay usoo saaray sikastoo somali janada loo geliyo weli waxay dooneysaa in lugu cel celiyo.. adeer ilaahaybaa ku doortey ee hosahaada wado wanaaga cadaalada hormarka somalia jacayl intaas haka daalin weligaa wac ku istaajiyo ma arkaysid asc

calakasomalia
Автор

waxaatahay tahay un ayaad wax unoqonkartaa wax na kaadhigikaraa maanshaAllah ninkii aragtidheer ayaa hortaada kuu ifinkaraa dhacanka soomaalida waa mid Allah waxaan karajeynayaa Guushoodana in ey noqoto mid iyo kuba aan kaladheeraan abid sida xeerka kudhanaqanka iyo diinta ey mid oogayihiin Allah ha'umideeyo inshaAllah

brightside
Автор

Manshaa alaa Sudan ficaan ee aad uu hadashay inaa fahaantay dadka xumaanta waada cadawgaa kuma ciilo

manshaa
Автор

guuul somaalinimo uf uf uf ormo manihin wax kawanagsan dir somaalibaan ahay

salwaahmed
Автор

Yaa ila dareemay in madaxeeynuhu marqaansanyahy guulayso mudane

warkamaanta