WAREYSI CUSUB - MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH MAXAMUUD VS SAGAL MUSTAFE | UNIVERSAL TV JIGJIGA

preview_player
Показать описание
Wariye Sagal Mustafe Xassan Nuur oo Wareysi
La yeelatay Madaxdwenaha Soomaaliya
Mudane Xassan Sheekh Maxamuud,
Su,aalo la hidhiidha Socdaalkiisa taariikhiga ah
Ku tagay JIGJIG , xilkiisa oo sii dhamaanayaa &
maxaa isku suu aaddiyay Safarkiisan..
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
…………………………………………………
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention''
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Alla xaqli xumaa waxuu isku heesta madaxwayne goboleed miyuuna agayn inuu yahay madax wayne Somaliya dhan Meeel laga heesto buu hormar kusheegaya Yahuu

KornelAbdi
Автор

#JIGJIGA - Wareysi Xasaasi ah, Madaxweyne Xassan Vs Wariye Sagal Mustafe
‘’Doorashada & Socdaalkan Maxaa Isku Soo Beegay’’?

ABDIASKARITUBE
Автор

ina iley oo xabashi nimo kufanaayo ayuu ag fadhiyaa Alle idin doori 2 dinaba

shaafiyare
Автор

welcome to ddsi hoyga nabada iyo dhaqanka

khadarpk
Автор

Sharafta Alle kaa qaad inuu madaxweyne Soomaaliyeed yahay ma ogeyn miyaa?

Muslixtrades
Автор

noolosha shacaab ayaa sameeyey ee iska tag ninka u sujuuday galaada baqtidaay diintiy macaaneed aad ayaa loguu tuuntay waxaad tahaay ninka loola yimiid reer qoma luud na dhaaf

asiyafarah
Автор

maxamed cali iyo kuwalamid ah waa kuwa aan ku soo awaawin edebta iyo asluubta wanaagsan dowladnimada fahamsanay qiimaha ayleedahay iyo madaxweynaha qiimaha uu u leeyahay marka allaha soowadda hadeeyo inta bugto ama jiran xasan shiiq iyo dooladdiisa intayqabteen Waala ogsoonyahay haddaanan lahaqirayn.

qaliosman
Автор

Nabarkaad na gaarsiisay maanta waxaad noogu dartay inaad badeenii itoobiya siiso 🤬

ahmedmursal
Автор

nolow madaxwayne waxad xaqiijisay Somali nimada

ibnuxafso
Автор

benaale hadaayba kadarantahaay adaana lahadhaay magalada muqdisho waxbaana madaan uqabaan jigjiga na waxaad utimiid sidaad ugaa heli lahaayd dorashadaa lacaag ethiopiana aad rabto inaaay kuu codeeyaan wa adigii adisababa kinisadaa laguu galiyaay oo sodhigtaay faal faalkaasnaa qabaan maayo somalia iyo inaad ku ceshato dorashadaa wlhi lagamayaabanaa tuuug dhalaaay

mahamedcali
Автор

waa nin dilaaya lkn laguma faaidin didaalkaas waa halbacaad lagu lisay

maxamedcaahimacalin
Автор

Inaa sooboqoto gobolada xamar ilaa cadale cidan xiro inaa xamar lajogo kabaxan baryo gudi eeyyeshan kedka dadka ulasimanyihin badiyo maka adena dacad imarad uu uahaa farmajo siay oogajediyan shicibka lacag budlen loosomariyay adna kumaxumid itobiyo inatihin walalo maxanu kayelna elatareye itobiya kasokeyso elatare

AL_shahada