HODAN C/RAXMAAN (QURBE)HEES QISO DHABA CUSUB 2018 LYRICS

preview_player
Показать описание
|| Heesta: (QURBAHA)
|| Fanaanada: HODAN CABDIRAXMAAN
|| ZAMI FILMS -2018

Erayada: Maxamed M Ababe
Laxanka: Maxamed BK
Music: Axmed Deeqsi
Heesta: QURBE
Codka: Hodan C/Raxmaan

Qurbaha Qurbaha
Dulmi iyo Dhib,Iyo
Duruufo Xunbaa Ka Jira

Nolosha Daldalooladi,yo
Dalooshimahaa Ku Badan

Markay Dayaceen Ragii
Xilkii Loo Doortay iyo
Daryeelkii Qoys Lahaa

Kalsoonidii Way Duntoo
Jacayl Daacada La Waa

Hooyo,du Hooyo,du
Way Daalan Tahay
Waxay u Du,loobaysaa
Daaqaddo Badan,baa Ku Furan

Ubadku Ubadku Waa Deeq
Illaah Waana Ubax Daranyoon
Dareen Kool-Kool,iyo
Daryeelo Ayey U Baahan Yihiin

Waxa se Ayaan Daro Ah
Damiirka Intuu Wax Dhalay

Daled Kaga Tagey Ilmaha
Allow Dumarka iyo Raga,ba
Diin Taada Ku Soo Hadee
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

First comment like isara subscribe na iisara hadad nebi Maxamed jeceshihiin (S.A.W)

abdikeyse
Автор

waaaaw Markay dayaceen ragii xilikii loo doortay iyo daryeelkii qoys lahaa

inapotanfilm
Автор

kalsoonidii way duntoo jacayl daacada la waa

inapotanfilm
Автор

Ka saar walal fadlan intanan ku dacwayn

TheGobfilms
Автор

Ale maxay ogthy dhibka kajira qurbaha

fadumamohamed