AMIIN YARE - BALSE CALAF AYAA YIDHI OFFICIAL VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
Amiin Yare
Balse Calaf Ayaa yidhi
Ereyada: Khalid Gaamo
Laxankii: Omar Dabjacayal
Music: Cadeed
Camera: Axmex GT
Editing: Khadar Waqal
Waqal Studio Production

Connect with Waqal Studio
=============================
subscribe to our Channel
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

Amiira_qurux
Автор

Legendnimo hAda taqaNo cadawgA ha ii jabin eE like ii saar ❤😂❤

CumarAxmedCumar-pr
Автор

Wxn rabaa inaa qisadayda idinla wadaago si aad u ilowdo wx walba oo ku soo maray aadna ugu tusaale qaadatid
Sanadkii 2022 wxn markaygii ugu horaysy jeclaaday wiil aniga oo ku sugnaa xalad aan wanagsanayn walalkay ayaa dhintay AU waqtigaas murugo badan isoo food saartay isaguna wuxu ahaa qof dhibta I ilowsiiya taasa keentay inaa jeclaado oo aan waliba xoog u jeclaado aniguna wxn ahay dadka marba hdy qof jeclaadaan is wada raaciya mudo mrkii aan wada soconay ayuu wiilkii iga gaabsaday intaa kadibna xirirka ayuuba ii jaray ana naftayda wxn ku qanciyey xitaa hdii aan dartii u dhimanayo marna in aanan daba cararin oo aan u muujiyo sida isagu iiga tagay ana in aan uga haray mudo sanad iyo bar ah wxn ahaa qof la dhiban sida ay u iloobi lahed qof kaas habeen oo dhan hoos ayaan u ooyi jiray xanuun badan ayaan dareemi jiray xitaa wxn gaaray heer aan naftaydaba ilooway oo aan isku maleeyey qof liidata wxn ahaa ardayad dhigata jamacada Amoud wxn ku jiray sanadkii 3aad wxn kla kulmay dhankii jamacada Guul daro aad u weyn ilaa aan qayrkay ka haray waqtigii qalin jabinta madama xanuno isoo wajahen oo aan noqday qof dhaqtar un 90ka iska xaadirisa ugu danbayn waan iloobay oo dareenka wx jecladaba uu iga guuray nin klena wn u hamoon wayey xitaa hdii aan isku dayo in aan qof kle xusho xasuus ayaan ku dul gali jiray kadibna wn ka fogaan jiray si aaanan markle u dhibtoon ugu danbayn jamacadayda ayaan dib ugu laabtay shahaadadaydiina wn qaatay qof maskax ahaan iyo cafimad ahaana fcna wn noqday qof ii qalmana isaga lugihisa iigu yimi aniga oo aan isku howlin raadintiisa hda wxn la haystaa qof aduunka aniga ii jecel horumar nafeedna I gaadhsiiyey noloshana meelo badan oo qurxoon iga tusay ganacsi ayaan furtay maal galiyahaygana isga ayuu ahaa ugu danbayn qof walba wxn u reynayaa qof ku haboon oo aan cisho qudha ciil dareen siin ugu danbayn hal dardaarana bn idin siinaya waligina qof ha is wada raacinina waqtiginana ha wada siinina hana ka daba ordina qofka wanagsan isga ayaa ku iman doona waqti ku haboon alena talo saarta❤❤

Filsana-wo-jn
Автор

Nin Gaal ah ayaa tartan kula jiraa ee liketa isara please 🏃

cabdicasiis
Автор

Balse calaf ayaa yimi
Jacaylkii curyaanshe
Adiga mar cishoon
Cugo mar kale xulo
Mid ku caawiyo wacan

Team ehlu jacayl waa salamayaa ❤

abdihajji
Автор

Ilaahow gabadh walba
Oo jacayl rasmiya leh
Uga dhig jacaylkeeda
Mid fahma dareenkeeda
Lana qaybsada farxad iyo guri xalal ah ♥️
Qalbi xabxab weyi gabdhuhu

AbdiAnsaari
Автор

Intay aayar guursadan bay ku odhanayan calafba yimid😢bal hadaadba qayarkay iga raacaso maxad ii lahyd waanku jecelhy💔☝️😥😭🏃‍♂️🏃‍♂️

Cabdirisaaq_rissta-
Автор

Hees walboo waxaa ka wanaagsan Quraanka kariimka ku sali nabiga Mohamed SCW ❤

respect_shorts
Автор

Waxaan sugaba heestii hadey soo dhacdey is the best song 🎵 ♥️ 👌

Dr_MustafeDaacad
Автор

Omar Dabjacayl laxankaas isaga kaliya ayaan samayn kara❤❤

farhanfarah
Автор

1 million hadey garte lovta wash igu sii😂

Shujaac_gaming
Автор

Waxaan xiriirka bilownay 2021/02/15 waxa una naga soo idlaaday 2024/11/9 hada oo qoraalka qorayo waxa laga jooga laba Haben Hestan waxa laqaday 2024/11/11 waxadna moda in ani la isameyay hada oo aan qoralka qorayo igama idlaan Jaceelkedi lkn waxan rajaynaya malinka maanta ka danbeyso ee aan soo noqdo ano farxsan inan soo noqdo

Ayadana waxaan leyahy
Balse calaf aya yimid
Jaceelki curyaanshe
Adigoon mar ciishon
Cugo oo mar kle xule
Mid ku caaawiyo wacan😢😭

Ha isoo duceeyo qof walba iga danbeya inuu ilahy qalbiga iga Reebo aad ban ujeclahay ee😢

SaacidDek
Автор

Wax calaf la dhaha ma jiro Nin iyo Gabadhapa taas ogsoonada hadaad aragto qof leh calaf ayaa qofkaa nakala kaxeeyay ogsoonow waa beentii muuse Rabin qofkaa ku meel gaadh ayaad ahayd ee calaf ka Awooow SI khaldan somalidu ka Aamin santahy

BashiirCali-dq
Автор

Waar muftuux cadceed Maxamuud Ducaale on the beat muxuu samaynayaa ax yaa another level amazing 🎹🎧✅️

abdikaremjanaalle
Автор

Ma allah aamiin yare qiso dhaboo igu dhacday❤❤❤❤❤❤

AamiinMustafe-jh
Автор

Ninka laxanku u awood sheegta omar badjacayl

MaxamaedApuukar
Автор

Heesta qof Aad calaf ku lahayin ee Aadka muhimka uu Aah ee fanaanka qarniga amiin yare horarayi usoco

osmangafane
Автор

Dab jaceyl 100%
Maftuux cadeed 100%
Khaalid100%
Ragba is heley ❤❤❤❤

adelzaed
Автор

Ala mxuu fanan yahay amen yarE really goatt

updirahmanmustaphe
Автор

Laxanka io io erayada io magaladu way hadlayaaaan🔥🔥🔥

kalidfaarah