MUSTAFE DOLLAR FT HABOON NUURA - MARWO -OFFICIAL VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
Eryadi & Laxankii Baashe Bogeeye
Voices By Mustafe Ft Habon Nura
Music By Maftuux Cadeed
Dricted By Cj Amiin
Camer And Edit Cj Amiin
Vocal recording iid deeq
Produced By Idiris Dabcasar

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤😮😮😮😮

Siciidbashaash
Автор

Haboon Nuura wa nasiibkii oo qofa
Mar haday la heestay the legend mustafa dollar
❤🔥🔥🔥💯💯💯

ziham_ayanle
Автор

Maankayga intaan marinkiisah
Mulkiyo madalkaga sameyay
Ku idhi kaa miidhay makhluuqa
Miratoo maskaxdayda kuweynid
Marwaa tahay ruux mahuraana ❤
Mudooyin kashii muhanysay
Mabsuuday markanu midownay
Muftaaxa hadeer miyirkayga
Adaa mulkiyo midigtada
Ayaan ahay manta macaane 😢❤
Golden voices ❤

Alonebird
Автор

Lyrics

Maankayga intaad marinkiisa
Kolkiyo madal kaaga sameeyey
Ku idhi kaa miidhay makhluuqa
Marwa tahay ruux ma huraana


Mudooyin kashii muhanaysay
Mabsuuday markaynu midownay
Muftaaxa hadeer miirkayga
Adaa mulkiyoo midigtaada
Ayaan ahay maanta maacane


Maalintiiba inan magacaaga
Inan muhdoo milyan jeer ku dhawaqo
Adiga mutayo milgahaagu kawayn
Miduu maanku jeclaaday❤🎉


Anba meel markaad ila joogto
Ma dhibtoodo dhantaal ma dareemo
Farxad Miidhan nafta dhex mushaaxda 🎉
U muuraqa darteed muxubaysan


Muumusan mudantayday
Midan dumar maceeda ka doortay


Anba maanka ka mugiisa u
Macsuumayow I majeero


Jacayl midho dhaloo la magaabsho
Macaan badan marwoy ila muuso 🎉❤


Mudanow midkaan rag ka doortow
Minit qudha naftaan kaa maarmin ❤😢


2023/12/17🎉

Miskiin
Автор

❤waa heesa markada maqasho jacaylka kuso jeedaysa ah labadii is jecel ba alleh haysku keeno🎉

yaasmiincabdimircali
Автор

I don't understand anything but I love the song... Mob love from Borana people

somalhassan
Автор

Mustafe and Haboon the best 👌 song 🎵 ❤️

NimcoNura-zn
Автор

Malintii more than 10000 waan dhagaestaa jaceyl unbaa usii qadayaa😢❤❤

khadiijohassan
Автор

1:38 Jaaska Haboon Nuura Another level ❤️Gabadha dar Alle uu JecLahayyy

nuhmohamed
Автор

Maxamed mooge liiban Abwan Fanaan Jaamici halgamaa mar la arg somaray somali u halgamayay somali jabuuti ilaa uu dadkii u kaso jeday uu aakhirkii isagoo u halgamaya uu kuwayay wuxu ilahay bixiyo waxa ugu qaalisan oo ah naftiisa maxamed mooge ilahay jantufardawsa hakugula kulansiiyo nabigeenii salalahu calayhi wasalm janatul fardawsa 🤲🤲

saydkabarakeysan
Автор

Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲❤❤❤😢

Siciidbashaash
Автор

Maantey waa aduun barina waa aakhiro allow danbi dhaaf ayan ku weydiisaney

maslax___somali
Автор

Wow bortooyo is heshay ❤❤❤❤❤haboon nuura boqrada fanka mustaf dollor ❤❤❤❤❤❤

HiboMaxamad-wr
Автор

Maamusan Mudandeyta
Middaan Dumar Maceeda
Ka Doorta 😢😍🙏😍😍💯

jecel Mira Dhaloo Lama gaabsho
Macaan Badan Marwooy ila Muudso 😍😍💯

ademahi
Автор

😮wxan hees Lagaa dhahaa Mucaashaqiinta

abdijmacj
Автор

Yaa maftuux cadceed farshaxanka organka ugu farayaraysatay ayaan la dhacsanahay
To voice lagaend mustafe dolet and haboon nuura
Abwaan sare baashe BoGeeye

engabdifatahjamajoseph
Автор

Hadii la ii waydin lahaa qof qalbigaga ku dhexnol u dor ama u qad waxan u qadi lahaa wallahi qofka kaliya ee qalbigayga ku dhex nol mudo 10sano samira ❤cumar ❤cigale nolashaydiiyey waxan ku leyahay nolashi kuma ciisho gacaliso mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤ wallahi i miss you gacaliso mvn

CumarAbdullahii
Автор

Wow mustaf doolar boraka codka heesahaaga kam cajiso mcn jawi dagan keep goin my brò❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ boqrada codka xitigata sanadadan kacday wow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

HiboMaxamad-wr
Автор

Legend of Legend mustafe dollar Goatka fanka🫡🐐

sacdiyo
Автор

Beautifull Laba Legend Haboon Nuura FT Mustafa Doolar Caadi Maahan

mahadiadawe