MUSTAFE KANTE | DUN XARIIRA | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

preview_player
Показать описание
MUSTAFE KANTE

EREYADA : RIDWAAN XAMARI
LAXANKA : MUUSE GAAS
MUSIC : HENOK ATLABACHOW
VOCAL MIX-STUDIO : CADCEED
CAMERA AND EDITING : CABDIWAASAC KHADAR

Special thanks by: barkhad odawaa ; husein biigle ; akram mohamed
; team hawraar and alpha studio
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dawadii Timiyeey duco-yeel
Quruxdii dunidaay daa'uus
Dumarkoo dhan adaa dahabooy
Qalbigayga dagee i dabiib.

Dun-xariir indho deeq niyada
Adaa dagayoo ku dakeeya
Adigaa darajooy daryeela.
Darandoori jacaylka difaac.

#Kooras

Kuma dayn karayee damaleey
Dalabkaaga maxaan ku dayaa?
Ma daruur macdanaan di'iyaa?
Ma dalkoo idilbaan daldalaa?

Erayada: Ridwaan Xamari


Mustafe wllo heestii meel dheer baad gaadhsiisaye mahadsanid

ridwaanxamari
Автор

Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖

hassannuorhussein
Автор

AAN KU WADA Salino Nabigeena Muxamed Scw Hadaad dhiig Islam ☪️ leedahay😭😭🙏🙏🙏

Wll_____Cadkeeeeeeyyy
Автор

Majiro wax ka qaalisan In lagu saliyo Rasuulkeena Scw scw scw

AyaanlecismaancllaahiCismaancl
Автор

I come from Niger 🇳🇪 Since my Somali friend showed me this song I've been listening to it all the time because it sends me back to another world walah🥹

oumarouzafir
Автор

20 sano soo socota fanka cid kula tartanta ayaa la waynaa superstar kaan i.a🙆👏wixii hore fanba ma ahayn axsan hees

abdiwalihalane
Автор

Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
dheh😮😢😢😢😢

Siciidbashaash
Автор

Wallhie billhi tolahi sandka manta fanan kama horeyo hadi an runta indhaha layska qabnyeynn wixi horeba wa quba 😊 keep going my prther mustafe kante horumar baladhan inta iyo in kabadan ba 🥰🥰

muwaheip_apdihakem
Автор

4month 10M score kante
Dun xariira ❤

hamdayar
Автор

Walahi MustFow Codkaaga Bukaanka ku dawoobaya
Wiixi Aan Dhagysan Jirnay Been bay Ahayen❤

dayibyare
Автор

LYRIC SONG DUN XARIIRA

♡ Dawadii timiyeey  ducayeel
♡ Quruxdii dunidaay daa, uus
♡ Dumarko dhan adaa dahabooy
♡ Qalbibeyga degee i dabiib
2x
♡ Dun xariira indho deeqay niyadeyda
♡ Adaa degeyoo ku dakeeya
♡ Adigaa darajooy I daryeela
♡ Daran doori jacaylka difaac oo mcn jacaylka difaac
2x
♡ Kuma deynkarayee damaleey
♡ Dabcigaaga maxaan ku dayaa
♡ Ma daruur macdanaan dalbadaa macaan
♡ Ma dadkoo idil baan daldalaa
2x
♡ Darajooy mudaneey dacalkaa
♡ Dawadaan rabayeey dugsiiya
♡ Naf udaalan daryeelka naftaa
♡ Dar Alleh ku haboo la dareen
2x
♡ Diraneey marwadii dumarkaay
♡ Wan ku daawan lahaa duhurkoo
♡ Dalcadaan gudbilahaa laga daarto
♡ Darajaan heli lahaa dabadeey
2x
♡ Dun xariira indho deeqay niyadeyda
♡ Adigaa degeyoo ku dakeeya
♡ Adigaa darajooy I daryeela
♡ Daran doori jacaylka difaac
2x
♡ Kuma deynkarayee damaleey
♡ Dabcigaaga maxaan ku dayaa
♡ Ma daruur macdanaan dalbadaa macaan
♡ Ma dadkoo idil baan daldalaa
2x

LIKE ME 👍 ❤

cabdikariim
Автор

From Kenya 🇰🇪 but love Somalians and their culture very much 🔥

Twooone
Автор

What a voice this talented man keep going👍👍👍 2030 ka heestaan 7 sano jir ayee noqon doontaa insha allah

Nuurkeyhaji
Автор

Ninkaaan waa mustaqblka ninka fanka la waregi doona❤️👏

iam.legendar
Автор

Heestan kaliya waxaan sugayey cidda Laxanka Samaysay!
Muuse Gaas, Waa hiboole runtii
Mustafe Kante Aday magaalku kuu shidantahay pro

suhaibabdikadir
Автор

I love this guy because it is pure talented and voice only one mustafe kante ❤

sayabdayib
Автор

Wiil Yar oo aad u cod macaan baa fanka kusoo biiray ❤️ OMG his voice😊

kaafiyaabdirizak
Автор

Wixii hore quba baa ka dhacday fankiina gacan biraa lagu, qabtay the way uu ula socdo teenbada, waa amazing wlhi.

RahmaMohamedabdioomaar
Автор

Shantaa boqole kun ee daawatay heesta maxay wiilka u follow garayn waayeen cajaaib
What a song
Talented ❤

abdikariimdhagayste
Автор

im from kampala uganda i love somalis people

HONEST.