MUSTAFE DOLLAR Ft ROODA KAYF-MAARAGTA-OFFICIAL VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
EREYADA-Abwaan Saar
LAXANKA- Abwaan saar
MUSIC- Maxamed Yar3e
Directed and Edited by MONIUM
DOP - CM PRODUCTION & Munier Obsieye
VOCAL REC- Shidane
ACTORS-Halkar Academy

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Yaa Daawanaya oo soo booqday 2025ka🤣✌️

Mustafedollarr
Автор

Heesaha waxakàmacaan quràanka Yaa igu raacsan❤🎉

UgaasBayle
Автор

Waxaan aad ugu mahad celinaya dhamaan dadki heestan nagaala qaybtay🙏

Hadaad halkan so boqotaan Subscribe and Like asxaabta🙏✌️

Mustafedollarr
Автор

Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤❤

joseph_boy
Автор

Waxaan salaamayaa hablaha qiimaha badan ee somaliyeed meelkasta oo ay joogaan ❤

maxamedcaalin
Автор

Duriyada reer sh.isaxaaq waxaynu nahay horyaalka fanka, dhaqanka iyo sugaanta one love my dhiiga iyo dhuuxa dadkii la iiga beeray duriyada💚🤍❤️

MustafeAhmed-dhri
Автор

Intaan erayada heesta iyo laxanka la gaarinba walaahay muuqaalkaa quruxdiisaa indhaha iyo laabtaba ii deeqay maasha allaah soo saaraha heesta bravo ayaan leeyahay

mukhtaarsandheere
Автор

Duriyada oo qudhaan halkan ka salamaya ❤

Awale.british
Автор

Erayada Iyo laxanku waaba gariirr
Abwaan saar Mxad Samysayyy 🔥😎

yahyetygah
Автор

Best director SOMALILAND Monium heesaha ninka wax kale ka dhiga 🙌🏾 mustafe & rooda waxaad tihiin labada qof aan taageero waan suguyey inaan isku kiin arko ❤️🙌🏾

ahmedsaid-soqo
Автор

Calayk Calayk! Mustafe Dollar Ft Rooda Kayf. ♥️
Uunku Wuu Ashqaraaray. 🔥🔥🔥

Inaan adi ku haystaa ii ah faan! ❤

Ehel_Caashaq
Автор

Wow.
Somali videos have finally levelled up.
Well done Mustafe & Rooda & Monium for creating the amazing visuals we have been waiting for.

Nickname-skoh
Автор

mid gaal cadaan wada shaqayno ayaan heestan tusay, wuu uqaadan waayay in Soomaalidu sidan ubaashaali karto. caadi maahan heestan 👍👍👍

truckerlife
Автор

Ereyada iyo Laxanka waa special weeye abwaan Wayne abwaan SAAR NIN WAYN WAAYE 🐐🫡

AyoupoScAr
Автор

Let's support Mustapha $
Wuu qalmaaye....so let's start movement to uplift him.

iissa
Автор

Roda she's the best singer body dance 🕺 well done

museabdallah
Автор

Mustafe dollar iyo rooda kayf, , labo fanaano oo favorite ii ah🎧❤️

warda.wacan.
Автор

heestaan saan uraadinaayay waan helay waan kuheestaa aadaa uga helay

ummuanzal
Автор

TAN HEES WEYDHAFTAY WALI LAMA DJ MASLAH FROM IN NABA CADI MA AHAN 10 TO 10

maslahmoha
Автор

Dadkii fanka lahaa baa ishelay rooda key iyo mustafe dollar😍

SiciidAbdirisaaq
join shbcf.ru