MAXAMED MAAME - HABOON NUURA - MUSTAFE KANTE - XAFLADII CALI ZAKI PART 2

preview_player
Показать описание
Ereyada:- Axmed Xaraf
Laxanka:- Qamar Suugani
Music:- Ayuub Haarun
Camera:- Waqal Team
Edited:- Ak
Produced by Waqal
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Yarkan kante heesihiisu laxanka goatka dhadhan u yeela. What a melody qamarka.❤

nimcaanyuusuf
Автор

The Real Goat 🐐 Qamar suugaani
Mulaxamiiste
Fan kiiba isagaa Qaatey😇
Qamar iyo Qarnigaan

xufiyoxaf
Автор

Cali Qaran intas ka badan ayu uqalma hambalyo kun jeer♥️🦁🩸✅👑

inantaSomalilandkufanta
Автор

Heestuba inta mustafe bay ka macaantagay yaa ila qaba 👍

kayaabdul
Автор

Qamar maa laxanka uga harno soomaliyeey

HALDOOR-MEDIA
Автор

Inta qamar suugani ila tageerta ismuujiya❤

Shankaryare-qzdu
Автор

Laxankii goaTka ka Dhadhamaya. Qamar is the best 🙆‍♂️🫡🐐

AxmedLiiL
Автор

Qamar Suugani ninka fanka hargeisa io laxankaba xoreysatay 🔥🔥🔥

muhanadabdiibraahim
Автор

Laxanka qamarka maame i dareensiiyay inuu goatka laxameeyey😂

abdifatahhaji
Автор

Laxanka qamar waxa la keenay kante sida saxda☠️

AadanMaxamed-bg
Автор

Boqol dhuumoodkii baa Laxanka Ku taagtaagsaday The Legend Kante cod dahab Hore usocda Dhalinyro

Mashma.
Автор

Goatku waa nawalayaa wllhi fan bilaa qamar ah wllhi qarami gaysan lahaa ❤

AkaashSalaymaan
Автор

Marna ha ka shakiyin laxanka real goatka qamarka

Apdinasirmacruuf
Автор

Qamar ku waxaynu aragnayba maaha, laxankan uu ku faro yaraysttey❤

yasinncrisaaq
Автор

hesti mesha ugu shednayd walhi laxnka goatka ❤🔥

niciimadaahir-qtww
Автор

Wow wow nio laxanka qamar ama qarami ninka fanka somaliland la waregay takale haboon nuura hees kasta ma dhigi karto Lakin maame io kante waa 🔥 wllhi alle codka ha u dayee

sakariyecabdi
Автор

laxanka Fadhiya Goatka Fanka Qamarka❤️🤝🥰🐐

MuniiraJirde
Автор

Awowo hes ay abwan ahmed xaraf io qamar iskugu tagen haka shakin🎉

AbdiAzizAbdimoh
Автор

Goat qamar sugani laxamadiisu waa waali Layaab layaab

quluupmideeye
Автор

Hoygi fanka 🎉hargeisayy ciil ha mudan❤ hmplyo Ali qaran💚🤍❤

sundusabdirizak