MUSTAFE DOLLAR| JAMASHO| OFFICIAL VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
Erayadii: Garsoor jacyal
Laxanki: @Mustafedollarr
Directer: @Mustafedollarr
Music: Henok
Camera and edting: Mame Dayax
Vocal recording: Shidane professional
Actor: Sumaya-Qurux

Locations: Daily Dose
Locations: Pappa Roti

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Jiilka kacaad u sidataayo
Xubno jalaqsan jaahaga
Jismi qurux wanaagaaga
Ma jirtoo habdhaqankaaga
Gabadh lagu ag joojaaye

Qalbi jamasha kuu qaaday
Ayaa jiriya muqaaga
Miyaan jaray xasuustaada
Nafta waad la joogtaaye

Naf ku jeelanbaan qaali
Ku haye jujuub uune
Jeex wadnaha ku yaalatay
Iyo ruux iso jiita

Bog ku jecel badhkiisaad tay
Mana jiro qof kula yeeshay
Miyaan helay jacylkaaga
Waa jaanis nolaleede

Hadalkiyo jalbeebtaada
Nafta wan ku jalayaaye
Xiisaa jiree ku mee huuno
Rajo waan ku jiifaaye

Mustafedollarr
Автор

Mustafe Dollar Qalbiyda le ka hadasha
Qalbi Jamasha kuu Qadey
Ayaa Jiiriya Muqaaga
Miyan jaray Xasuustaada
Nafta waad la joogtaaYe❤

khalid.anshax
Автор

Qalbi jamasha kuu gaaday🥹
Ayaa jiriya Muqaaga. 😢
Miyaan jaraY xasuustaada💔
Nafta waad la joogtaaYe❤️‍🩹🫂

Rajo uunba Ku jiifaye 🥹
100 mayl adoo ijira Ayan Hdana xasustada wxay ii ag joogta sidii inaD Laabtayda ku jiiftiD 🫂🥲 ~(sat, 23Dec 2023~)

abdirihmanhassan
Автор

MUSTAFE DOLLARKA fanaan🎤🎤+ abwaan+laxamaystee🎻🎻+daganaan wooow it's amazing pro keep going pro ❤❤♥️♥️

akmiishargsan
Автор

Miyaan helay jacaylkaaga waa jaanis nololeede❤.

Mustafe dollar is the best

updifatahcasaanyo
Автор

Bog ku jecel badhkiisaad tay
Mana jiro qof kula yeeshay
Miyaan helay jacylkaaga
Waa jaanis nolaleede
🥺


waffamahamed-puye
Автор

Aad waxaan uga helay markasto hees cusub aad soo qaadid wxaad ka hadlaysaa quluubta dadka sida inaad dadka qalbiyadooda ku dhex nooshahy
Halkaas kasii wad pro ❤😮

koofiyadofficial
Автор

Heesahaaga Dhamantod waa Dareen hadlayaan Alla maxaad fanaan cajiiba tahay Mustaf Dollarow👌👏🏻

haashimmoha
Автор

Laxanka music voice intaba 100/100, keep going the greatest of all time 💪♥️

AbdiBashiir-tgie
Автор

Mustafa doller really wan ku waata waxa tahey qof darensan xasraddaha bulshada ❤

SacidAbdikadir-poll
Автор

Jiilka kacaad u sidataayo
Xubno jalaqsan jaahaga
Jismi qurux wanaagaaga
Ma jirtoo habdhaqankaaga
Gabadh lagu ag joojaaye

Qalbi jamasha kuu qaaday
Ayaa jiriya mugaaga
Miyaan jaray xasuustaada
Nafta waad la joogtaaye

Naf ku jeelanbaan qaali
Ku haye jujuub uune
Jeex wadnaha ku yaalatay
Iyo ruux isoo jiitay💯

Mohamed-abdalla.
Автор

Mustafe Dollar legend weeye 100k gaadhsiiya🙏❤️⬆️

Misaanka.culus
Автор

Laxanka daay Best cameramen and Best singer of Somali mustafe dollar #frome_Djibouti 🇩🇯🩸❤

osmandiranehkawrah
Автор

Truly artistic! Never disappoint! MashaAllah taagso daruuraha our boy!! ❤ I love the story telling in your clips .

lisaa
Автор

MUSTAFE DOOLLAR wllhi wan sugi kari la aa hestan legend yow wan ku taageraah Cod baa kugu jira shp🎉🎉🎉🎉❤

khadarzaxane
Автор

Mustafe dollar ninka keliya een fanka ka taageero ❤

HamdaHaldhaa
Автор

mustafe ($) dolar best song midhaha iyo laxanka way fadhiyaan 100% horumar wacan pro ❤❤

xadaari
Автор

Jiilka kacaad u sidataayo 😊😊❤🎉
Xubno jalaqsan jaahaga🎉
Jasmi qurux wanaagaaga❤
Ma Jirtoo habdhaqankaaga😊

LiibanCisman-zx
Автор

Ninka kliye dadka qulubyoda ka hadla only mustafe dollar guulayzo zxp😢🎉❤

Abdillahi.
Автор

What a song from France 🇫🇷 (Paris) balse kudhashaaaay Djibouti 🇩🇯

moubarikahmed
visit shbcf.ru