FARXIYA FISKA SOMALILAND WAA LAGU SIXREY GUUR KEEDUNAA WAA BEEN WALAAL KEED IYO FARXIYA KABAYARE

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

AA Dualeh Murursadshu KABTAN Ayuub soo daawo Histrionic ok

aishaahmed
Автор

Walaal caaqil foostaw walaashaa guurstey ayadaana dooratey ee
Ninka xidid ka idin noqdey laxaajooda
Hadey qabiil aad rabin guursatey

halimarjisaakalaahuqeyran.
Автор

MADAXAAD II SAARAN TAHAY
MADAXAAD II SAARAN TAHAY

GABADHII INOO QAADAYSAY MIYAY XANUUNSAN TAHAY NAGADAA CIYAARTA BOOWE😁👈😁👈

waridaadtv
Автор

Wa walalkeed ana aqaan caseer fuustow daris ba ahay

dekoomar
Автор

Miyey waalatey. Caqil fuustaw Alxamdulillaahi dheh hadii lagaaguursadey walaashaa
Qeelada waa sooryo doon

halimarjisaakalaahuqeyran.
Автор

fiska kama hadlayee wuxuu ka hadlayaa kooca.

warsamaosman-Sool
Автор

Farxiya waa Hooyo sharaf leh, mafiicna in cunsuriyad darteed la yidha maxada loga jira. Fananinta ay ka Talantik wanaagsan tahay maha in ay uso tunbo racaan. Dadku waa isku mid🙏.

nimonimco
Автор

Wcs maye waa been caad aboowe waxani waa doofar

hadonmaxma
Автор

Waa walaalke ilmaheeda qaar ayuu hayaa cawilow wax hubso wlhi waa waalkeed wiiilkeda weyn kuriyay kambala ayuu jogaa

miskihassan
Автор

marmar wa la is dulsaraa dadka codkooda lakiin waxn la yabay haday laba sano wayeen maxay u baafin waaayeen mida kale oormu wayaay sowta mar walaba ka soo baxada shaashaadaha

madashawanaga
Автор

Yaahu balayo kula fosato ku laa hatay

hadonmaxma
Автор

May ma gadmayso in Farxiya d disks lla wayo
Amigo Canada 🇨🇦 jooga ayaa dawanaysay heesaheeda Hargaysa jigJiga Putland
Buurta sheekh soowtii heesaha macaan ku soo duubaysay
War Dhaka kale keen hanagu xadreeyne
Farxiya Fis Ka waanu jecelahay dookheedana Waa u xor

ifrahismail
Автор

Xili kasta iyo marwalba lama raadin waa been qof caana weeyi lamana waayine nagadaa ciyaarta

nimcoqaasaim
Автор

Hota farxiyo lama waayin qof dhumi karto ma aha lkn qofka markuu guursanaayo waligeeda la weydiistaa markaas bay ninka ku xirantaa
Farxiyo yaa bixiyay? Ama garoob ha ahaato ama gabar qof la iska xareysanaayo maxaa waaye qabiiaa kagu diidaa ha dambeysee

mahadihassan
Автор

Dhagayso gabadhaaan sow tay guursan jirtay nimanka ooy marba ninka guursan jirtay

somalistar
Автор

Waa doqon ma isagaa jeclaa
Waar ka hadh hakaa raaxaysatee hargaisa and berbera ayey dawaafaysaa oo
Waa gabadh sharaf badan Farxiya fiska Waa gabadh qiimo dabeecad Dadnimo leh oo dad jecel ixtiraam badan wiilka iyo gabadha halaga xishoodo
Gaal ka cad ee asal iyo dhaqan toona laheyn jumacian oo urayaba hablaheena qurbaha ayey ku guursadeen

amaljamaa
Автор

Cawil asc brother shekadani waa fake odeygani caadi maaha wuxuu social media keenay waa fake midakale farxiya iyo xaaj9geda mukhtaar iyagaa is calmaday she's free to marry who ever she likes dadkani they just looking for problems that's all🤷‍♀️ foosto halagu soo dhoweeyo city off somaliland hargeeysa 🇮🇹🇮🇹👍

Hooda
Автор

Waa been Farxiyo Waa Qof aan narna la waayi karin

zainabsulman
Автор

Ayadaa jeclaatey naag garooba oo dhowr nin guursataa laleeyahay waalasixrey aniga waxaan aaminsanahay iney ayada wiilka yar eyka aqlibadisey

um.samiir
Автор

....runtii qof dhoohan ayaay u egtahay...

kaaho_haji