ABDIKARIM ALI SHAH & XAMDI BILAN - YAANU IIN YEELAN OFFICIAL VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
Abdikarim Ali Shah, Xamdi Bilan, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio

Artist: Abdikarim Ali Shah & Xamdi Bilan
Song: Yaanu iin Yeelan
Erayada: Abwaan Qalinle
Laxanka: Abdikarim Ali Shah
Music: Furinle
Camera & Editing: Khadar Waqal
Produced: Afro Waqal Furinle Production
Xariir, Miss Xiis, Ifraax Tolmoon, kiin jaamac, gulleed simba, hodan abdirahman, Mursal muuse, Yurub Geenyo
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Wax kasta oo aad dhagaysato wax quranka kamacaan majiran wllhi❤❤❤

apdirazhitt
Автор

"ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo, "❤

Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta commentigan 😍

abousahal
Автор

Hargeisaay ciil ha mudan


Hala dhaafin liketa❤

rudwanian
Автор

Fanaaninta hargiesa ama se reer somaliland siiba raga waa rag edeb leh oo dumarka qabqabsan oo hadana qurux badan oo hadana cod macaaan ilove hoyga fanka

arawelomakufto
Автор

Boqorka codka ee qarniga Clkariim ali shaah inta fans u ah sideyda is muujiya ♥️😘😍👇

ahmethzakihvarhan
Автор

Fanka Somaliyeed maa jireen hdaan casimada jamhuriyada barakeysan ee hargiesa hadh wanaag jirin ✅❤⬜🟩

donciiltrehjr
Автор

Inta ila Aragtay in Sanadadan Dambe Fankii isugu Soo Biyo Shubtay Hoygii Fanka Hargaysa Liketa Ha ila dhafina😀
From Lascnd😍

abdiaziizahmett
Автор

Hargeisa hooygii fanka sow mahan meshaan walalaylow iga daba geyaa magaladas waligy ma arkin inaan maalin un so boqdaa rabaa Inshalah 🥺🥺 ❤️ 🥳
💚🤍❤️saln sare from muqdisho cadey 😍🙋‍♀️

cadeymuu
Автор

Hargaysa inay London ka horumartay wakhti yar oo gaaban intii igu raacsan ee ku faraxsan like ku dhooba Somalilander's💚💭❤

Abdi_Iskooj
Автор

Hoygii Fanka 5ta Somaliwayn #HARGEISA 💚💬❤🙂

idontcare
Автор

C/kariin cali shaah inta taageerta lak dhac ku siiya

abdirisaqahmed
Автор

💚Waqal💚
Waxad tahey aduunkeyga ♥️
Waxad tahey iftinkeyga♥️
Nuurkeyga ilayskeyga♥️
Isharta hogankeyga♥️

shaaficicade
Автор

Wlhi bilaahi like baan sarayaa commetigan

Waad dhaaratee saar😂😂

zakivicpilot
Автор

Waxaad tahay ugaaskayga 🤴🏻
Waxaad tahay ayaankayga🥰
Noloshayda udubkeeda 🤴🏻
Aas aaska guushayda♥️
Allow qof sas ii ah isii 🥰🤲

adnanasir
Автор

C/kariim ali shaah fanan an ad u tageero codkiisa sixirka ah

fardowsoaxmed
Автор

Mochallah 3 like mahelin bl aan frxee iiyara saara 😂✌🥰🥀🙏

sukaynaahmeth
Автор

Abdikarim Ali Shah🎤
Hamdi Bilan🎤
WAQAL STUDIO The Legend🎥🎬
HoyGa FaNka Hargeisa💔

ciyalpubg
Автор

From muqdisho is muujiya like saara🇸🇴🙋

abdifitahaadan
Автор

Hamda waa fananada kaliye reer muqdisho e dagan isma waasho eesh cala kuwe kle wxaad mooda in layidhi is walaaqba wx lagu hela adigoo kle hargaysa wad la qabsan karta hablihi duriyada ayad u astaan eegthy 😘🥰

roodaosman
Автор

Xamdi bilan iny qrux iyo cod isku darsaty inta ila aragty like isaara👍

maryamatuhassan