ABDIKARIM ALI SHAAH feat NAJMA NASHAAD - EEG SIDAN U QABOOBO - OFFICIAL VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
Abdikarim Ali Shaah feat Najma Nashaad
Heesta - Eeg Sidan U Qaboobo
Ereyada - Maan Abdirahmaan
Laxanka - Abdikarim Ali Shaah
Music - Ayuub Haruun
Camera - Ahmed GT & Khadar Waqal
Editing - Khadar Waqal
Production - Afro Waqal Furinle

Connect with us
=============================
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Heesaha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤

ASAD.HAJIO
Автор

Kii uGu Fiicna Ee Fanka Somalida Soo Mara
Cl kariin cali mohmoud husien shaaaaH ❤❤❤❤

ALideeqmosTafe
Автор

Waw ina ali shaah ninka wakhti xaadirkan fanka gacanta ku haysta ❤

AsadSaleeban
Автор

Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤❤

Josephboy
Автор

Ereyada maan c.raxmaan legendary
WaqalkA Duula wixii Hore qubaay🔥
MUSIC ayuubkeeday Layab❤
Laxanka Mulkiilaha Fanka Casriga 🐐🔥
Najma nashad Wxkale 😍💯

zhiineozofficial
Автор

Goat🐐 ka fanka AbdiKariin ali tea ☕️
.
From wiil GABOOYE❤

Cabdisamed_maxamed
Автор

Furihii Fanka Abdikariin Ba Hayste Ilma Qamarow Kaso Qaata Wakase kk Goatka Fanka Abdikarin Ali Shaah 🐐❤️

Cazka
Автор

Wow 👌 ❤
Najma nashaad ft abdikariin ali shaah layaaab layaaab❤
Team waqal studio is the best 🔥
Like 👍 faqiireed haila dhaafin🙏

cabdiraxmaanmaxamed
Автор

Ereyada 98%
Laxanka 99.9%
Music 85%
Editing 92%


SAMO-TALIYE
Автор

Hibolee A.A.Shaah Laxan Cusub & Dance 🕺 Aan Horay Loga Baran Captain + Goat 🐐

Kafi_adde
Автор

Habarjecloy naga qabta inankiinii fankii wuu xoreystee❤😂

parwaaqoapfirahmaan
Автор

Eeg eeeg sidaan u qaboobo ina abtiyow mar qura inaan indhaha kaa qado ku arko rajeynaaa 😭❤🫂

mariishcabdalla
Автор

Eeg eeg sida uu u duubay waqal studio 💯🔥🎸

Abdisalan-lour
Автор

Kii Ugu FiicnaaH fanka maanta Qayrkii OnE 1️⃣ Maykal Ali Tea 🍵🔥🔥🔥

GuledOmarOmar
Автор

Ereyada 99.9 /100
Laxanka 100/100
Music 78/100
Camera 90/100
Edit 98/100

qwqcbnj
Автор

SOOMAALIYEEY🖐___Fanka muuunadiisa iyo micnihiisaba reer sheekh isxaaq😊 halooga dambeeyo oo iyaga wax halaga waydiiyo❣🙏

AbdiAnsaari
Автор

Wow the goat 🐐 and queen 👸 voice
Melody 🔥🔥💯💯💯
Lyrics 90/10
Music 🎶 🎹🎺🎻🎸🎼

Waqal another level 💯 camera 📷 man top edition 👌

keeyowcadeofficial
Автор

Kabtanka fanka marna guotki fanka ahalan adiyo
boqoradena najma
Khadar waqal iftiinki casimada adna kaahaga kaaha zxp

KafadhiKafadhi
Автор

Najma no imo bjibouti hn wan qotaqera❤❤❤❤❤

hodanahmed
Автор

Fanka Idinka Iska Leh, QURUX Najma iyo CabdiKariim.

guuleedabdi