ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

preview_player
Показать описание
Abdikarim Ali Shaah
Song: Dhaawac Uma Gaysan
Ereyada: Maxamed Shilke
Laxanka: A A Shaah
Music: Furinle
Camera: Gt & Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Pro
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

•Uma dhigin, dhigeed wali habeen dhaafso kuma seexan.
•Kuma dhihin, dhaliil iyo afxumo, kulama dheeraynin
•Mana dhibin, dharaar kulay ku tahay dhaawac uma gaysan.

•Kuma dhiqin, dhamys waxan anficin kula mulama soo dhiiran.
•Uma dhilin, dhud aan ubax ka bixin dhaayo uma saarin.
•Mana dhicin, dhambaal xun uma dirin dhiillo kuma eegin.

•Kama dhixin, dhuldheer ugama kicin kama ag' dheeraanin
•Kuma dhisin, dhantaal nacab i faray
Dhegaha maan siinin.>
•Mana dhimin, dhankaan siday Xubbiga dheeli kama muuqan.>

•Igu dhidib dhamaad male cishqigan waranka ii dhaabay>
•Ima dhugan dhawaystaye iyadu dhawr iskuma hawlin
•Mana dhayin dhibtuu qabo boggani dheeho garanmayso

•Kama dhixin, dhuldheer ugama kicin kama ag' dheeraanin.>
•Kuma dhisin dhantaal nacab i faray
Dhegaha maan siinin.>
•Mana dhimin, dhankaan siday Xubbigi dheeli kama muuqan.>

WaqalStudio
Автор

Waxay dadkan saliga nabiga Like taa ku radsanaya 👀 heesta intad dawatan ayar iska baxa khayr hele 🫡😂😂

ameinzead
Автор

Abdikariin Hadduu GOATkaga yahay Love ii saar ❤

apdinazircolompia
Автор

Inta kufaraxsan inuu soonoqdy goetkii like

AsadSaleeban
Автор

Wakhti ma u haysaa inaad saliga nabiga ku salido scw scw😢

ayeeyokoriz
Автор

Halmar xabiib keena mohamad kuwada salino scw❤

MohameThBrowN
Автор

Dhagaysiga heesaha waxa ka macaan dhagaysiga quraanka kariimka ha like is saar walalo

cabdalemaxamed
Автор

Wah wah ckarin Ali Shah cadi maha hestan wan idin salamy onley somalilanders ♥️🤍💚✌️👈❤️

cabdigujipages
Автор

Aabaha fanka ninka klia ee loogu jecel yahay gayiga somaliyeed❤

cwaliindhacade
Автор

From wiil gabooye 🫡
Hore usoco goat 🐐 /kariin ali shaah 💯

Cabdisamed_maxamed
Автор

Heesta aniga igu socotaba 😭💔 dadow aaan idin digee waligaa hal qof naftaada ha wada siiin igu kalsoonow waa kalmada maanta dad badan dhawac ka dhigtay 😭😭😭😭😭😭💔💔💔🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻

vfqzvhz
Автор

Gout wuu dhaafay kani oo waa awr baar qab ah 😂❤ ina cali shaah the king of somali singers wakhti xaadirkan la joogo

tayaysteinayuusuf
Автор

Shilke iyo abdikariin oo isu tagay!!🔥🔥

AsmaDhaaki-oelv
Автор

Runtii goatku waa the best singer ka geyga somalida ta kle waqal studio waxn ku xidhahay wakhti aan yareyn heestan sida loo duubay iyo dhaman wax walba ku sabsan waa the best 100%❤

xccstkx
Автор

Hadaa iga danbayso like iisaar
Waxay isoo gaartay heestani
Taarikhda aduunka 🌎= 25 / 06 / 2024
Tariikhda Ethiopia 🇪🇹= 18 / 10 / 2016
Maalin = taalaada
From jigjiga Ethiopia 🇪🇹 qabalayga 10aad, soonka 8aad, xafada dhagaxa ine gurme ✌️
Xogtaydoo dhan idinla wadaagee igu qaaTa😂😂

Abdirizak_kaawiyada
Автор

Caan ma ihi lkn like igu sharfa aan caan iska baadhe😂

Lamineyamal_g
Автор

Gaotka fanka inuu yahay ma shakibaa kaaga jira🐐🔥

Mohamedaydiid
Автор

Yaa iku raacsan inuu A.A shaah yahay goatka🐐 fanka🎉

GuuleedFaysal-gr
Автор

hees cajiiba iyo wakhti cajiba oo anku jiro khayrba danbeya like sar hada igadanbayso😢

xafidxariir
Автор

Heeesta ugu daawashada badan Ayey noqon doonta heestan ❤

AbdishakurOmar-hhtc