ABDIKARIIN ALI SHAH FT MISS XIIS KU DHEEHDAY OFFICIAL VIDEO 2022

preview_player
Показать описание
CODKA: A/KARIIN ALI SHAAH & MSS XIIS
LYRICS: ABDIRXMAN QOSLAYE
MELODY: A.A.SHAAH
MUSIC : MAFTUX CADCEED
CAMERA: CAYDARUS & CABDIWASAC KHADAR
EDITING AND DIRACTOR: ABDIWASAC KHADAR

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hees walba oo macaan waxa ka macaan qur'aanka iyo kalaamka Eebbe💔

ahmetapdi
Автор

Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤

shukriahmed
Автор

Ereyada isaaq
Laxanka isaaq
Muusiga isaaq
Dubiista isaaq
Codka qayb isaaq

Codka qayb akishe
Specialtanks ciise
Me isaaq
Salaama Dirkii
layga berow
Dirnimo ✊

adnanhaji
Автор

Hoyga Fanka Markaa Leeyahaye Been MaaHa 🟩⬜🟥 Somalilandner
Is muujiya ❤
From Muqisho 👋🙏

ibrahimmohammed
Автор

Hadad taageero abdikarim u tahay like ii saaar dartii😍thanks☺️

ayandradam
Автор

Waxan ahay qofkii ugu Horeeyey Ee dhulbahante Ah ee Heesta seedigay daawadey

Kkkk Wan Ku Salamay seedi
Sidad Noola xididayba wan iska Kaa uruuriyaaye 🙋😂

dhaghayeofficial
Автор

Inta ila aragtay inay caruusiin is heshay is muujiya ❤😂🙏📿

dabshide
Автор

Muusig%100
Eryada%100
Laxanka%100
Codka%100
Muuqalka %100
Khamta labiska ka si daran
Rooxnta fanka A A shaah $ miss hiis
Waxano kle galadu onther leve bay dhahan 🖤💯

jimcalekaafi
Автор

Ninkan laxankiisu waa another level
Hawraar pro on fire🔥🔥🔥

Sahalofficial
Автор

Markey 1M garty ya ila dawanya 😁👋

My favorite singer cabdikariim cali shaah well done 🥺 ❤️

bbenacnac
Автор

Inankan Abdikarim fanaan wuu dhaafee wax kale haloo bixiyo 🔥

abdijibarproduction
Автор

Intaad dhinacayga joogo
Dhankayga ka iilanmaysid
Dharaar ku cid layn maayo
Da'daada ku dhaafsan maayo🔥

Dhambaalkan yar waxaan u hibeeyay gabadhan aadka isku jecelnay.

abdifatahomar
Автор

MY ONLY PROTHER AND MISS XIIS ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

salaxsanaagofficials
Автор

Cabdikariin Ali Shah waan Ka yaabay isma dhibo si happy ah oookalsooni Ka muuqatuu u heesaa oo degan keep going bro

xaalidheeman
Автор

Sidan si ma'aha anaa dhawan waan gursaneyaa siduu codkaygu xalawad u noqdo. 😭😭😂 Machallah ❤️❤️ c'est une très belle chanson ! J'aime ! 🇩🇯

samrose
Автор

Waar ninkan Abdikariim Cali shaah wallahay Cimaamadiisa lama haysan karo, waar abti xattaa hadaad fanka heesidiisa hadaad iska deyso Laxankaaga ayaaba nagu filan, Reer burco hadaanu nahay Fanka Laf dhabartiisa ayaanu nahay, hargeysana waa warshadii soo saaraysey.

abokorbigays
Автор

WoooW two legend
Heestu mrkey 6 mullion gaadho like ii saaR

cabdicaliofficial
Автор

Inta laxanka ina ali shaah dareemaysa like🥵🥰

mustafexasan
Автор

Ereyada : Abdirahman Qoslaye
Laxanka : Abdikarim Ali shaah
Musiga : Maftuux Cadceed Faro dahable

Camera + editon : C/Wasac Khadar🔥

Hawraar wax kale 🔥🔥🔥

somalimusiclyricshd
Автор

Hargeisa waa laysku arkay
Wale waan so socda my home 🥰🔥

mohamedmario