SHAADIYA SHARAF FT ABDIKARIM ALI SHAAH (KAALAY KAALAY ) OFFICIAL VIDEO 4K 2023

preview_player
Показать описание
ERAYADA DAAHA GAAS
LAXANKA ABDIKARIM ALI SHAAH
MUSIC ABDIFATAH YARE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hab isasiinay Cabaar
Laabta isku haynay❤
inta ku heesato oo 90ka dhageesato liketa ha ila dhafina la isma xasdee

Jamiilo
Автор

Intii akhrisata qoralkayga ale caafimaadka hawdaayo❤

cabdiqanimaxamed
Автор

Boqorada Muqdisho Iyo Boqorka Hargeisa ❤

AhmedfaysalChaale
Автор

GOAT 🐐 KA RAGA. & XIDIGTA MUQDISHU

abdullahikashka
Автор

Legend Abdikarim Ina Shaah Viva From DJIBOUTI

Yahyeabas
Автор

Shaadiya hargaysa waxay kusoqaday heeso aan inaba caadi ahayn🎉

BUUQ__SIRAATE
Автор

Goet fanka cabdikariin cali shaah iyo shahdiya sharaf 😊❤❤

Dhinbiilyareoffial
Автор

Goat laxanka is back
Inaa ali shaah
Melody 💯 🔥
Lyrics 💯 ✍
Editing 🎥 🎞 💯
Styleka 💯💯🥰
Intaa ka heesya like 👍 saar

keeyowcadeofficial
Автор

Apdikarin cali shaah iyo shadia sharaf ❤best song
King of melody❤🎉

cabdicasiiscabdilaahi
Автор

Inakeen damaashaad
Aan dalxiisneinamari
Doonistiyo arookaba maanta laysku daraya 🎉❤omg

sakariyesayid
Автор

Hobolka ugu weyn somali Micheal ali shaah 🎤🐐🔥

abdirazakibrahim
Автор

Goatka fanka Abdikariim Ali shaah iyo shahdiya shaashka hees way dhaaftay vioce music laxan 100/100❤

Buraale
Автор

Lyrics


Haween taan ka doortay
Ka jeclaystay dumarkee
Kaalay maan daweeyaay


Raga deeqsigiisiyo
dookhii aan ka helayow
Dareema haygoow



Daalay waan ku daalay aragaaga
Dayoobay ku dayoobay Day daygaaga
Kaalay maan daweeyaay #2



Doonay ku doon doonay aniguye
Dugsigayga noloshow
Waykan dareemahaygow



Inakeen damaashaad
Aan dalxiisnee inamari
Doonistiyo aroos kaba
Maanta laysku darayaa #2


The legend A, ali shah ft shaadiya ❤

suuriyaanzeer
Автор

The Real Goat Abdikariin Ali SHAAH BEst Song 🎶❤️🔥💯

Mohamed.Cabsiiye
Автор

Ilaa iyo hada lama hayo qof dhaheso is astur dadka xumanta haku dhiro galinina walashey is astur adunka waa 2maaline😢😢😢😢

UmumaxamedMukhtar
Автор

Goats 🐐 of the year iney yihin yaa igu raacsan fartha taag ❤❤❤

khadarapdirhman
Автор

Heesta tiktok bay jaam igaga dhigtay kadiban sooradiyay sababtuna waa kadhexmaqalka cabdikariin cali shaah legend iyo shaadiaya guulaysta ❤

idiriscabdiraxman
Автор

Laxanka:Goat ka fanka ❤🥰 wow cadi ma aha

kowtharmohammed
Автор

Another level 💯 👌
Music 🎶 💯
Ereyada 💯
Laxanka 💯
Legend And legemad like dhac kusi🎉😮😊 2023

rashkashorts
Автор

Shaadiya sharaf boqorada fanka inader guulayso❤

abdirizaksalaama