BARASHADA COMPUTER KA | CASHARKA 3AAD | Maan Graphics 2023

preview_player
Показать описание
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

HALKAN ISKA DIWAAN GALI +252 63-4607446

maangraphics
Автор

Aniga hader ban bilaabay inan barto computer anoo U gali raba School si aan u barto Ayan waxan Arkay casharada Aad sida dagan u bixineyso waxn go'ansady inan COMPUTER guriga yaala aan u isticmalo si Paratical ah alxm hader wxan Maraya Casharki 3aad wxbdana wan barte an hore u aqooon Aad baad u mahdsanthay Ustaad ❤

sabrinabdulahi-rm
Автор

Masha Allah ustaad mahadsanid allaha cilmiga ha ku barakeyo jazaka llah

izabella
Автор

M.a wlhy macalin sidan wax usharaca wali ma arag thanks ustaad dhaliyarta waad uhagarbaxday

Aqoonkaabeacademy
Автор

Alle haku sharfo wx badn wada dheer u mari laha iso koobtay mahadsanid in badan

sidra
Автор

Masha Allah tabarakallah macalin alle abaalkaaga jano haka dhigo wlhi waad icaawisaye shugran 💯

IfrahAbdifarah-lfsp
Автор

Jazaka Allah ustaaad wax baddan laa faa"iiday rubtii illahy Abaalkaga jannatul fardowsa Al-Aclaaa ha ka dhigo🤲🤲🤲

HafsaSaed-zp
Автор

Ustaad Allah ku barakeyo adiga iyo family and friends

ibrahimjama
Автор

Mashallah sxb xoga aya u hubisay dadka walaalaha alle haka abaal mariyo sxb 🫡🙏

ahmedmahamoudosman
Автор

M.a zxp Runtii Aad baan kaaga faaiday zxp waxbadan oo iga qarsoonaa zxp Muraadkaga Ale midigta hakaasiyo🎉

XuseenMaxamed-wz
Автор

Masha Allah Ustaad Allaha Ajar hakaa siiyo

somaliafunny
Автор

Masha Allah moalim sharafi korkaaga ha ahaato

alidahir
Автор

ustaad allaha ku barakeeyee soo samee windows 11

Mohamed-uvtq
Автор

Alle aqoonta io mazkaxdaba hku barakeeyo maCaLin ❤

Arafaatchamali
visit shbcf.ru