BARASHADA COMPUTERKA | CASHARKA 1AAD | Maan Graphics 2023

preview_player
Показать описание

Hadii Ada Ubahantahay Courseska
GRAPHIC DESIGN KA | VIDEO EDITINGKA
Fadlan Iskasoo Diwan Gali Numberkan Hoose:
0634607446
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

HALKAN ISKA DIWAAN GALI +252 63-4607446

maangraphics
Автор

Mahadsanid ustaad channelkan cml wax bdn baan radinayay🥰

xamdiibraahinyonis
Автор

Mahadsanid ustaad waxbadan baan kaa faaiidey guulo fara baddan baan kuu rajayn walal.

omarxaaji
Автор

Thanks maclin 2024 casharkan dhageysan❤😊

Hanish
Автор

Alx ugu danbayn maanta ayaan la kulmay chanel noocana waxbadan ayaan raadin jiray illaahy haku xifdiyo ustaad.balaqadada iyo waxfahansiintadu waa 100%. M.a tabarakallaah nosoo badi ustaad ardaydada bn ka mid ahy.jazakallahu khayru jazaa ❤️🥰💯🤲🤲🤲🤲🤲

HamdiSaid-sd
Автор

Mahadsanid in badan ban raadinayy chalkan cml❤❤🎉

Shukrancali
Автор

Ustaad aad io aad ayaa u mahadsan tahay ajar iyo xasanaad Alle hakaa siiyo

hassanomar
Автор

Maanta yaan bilaawey course Daan ilahey waxan weydisana inaan nabad iigu dhameeyo I. A
Ustaadkana aadbu u mahadsanyahay😊

Asad_moha
Автор

Masha Allah tabarka Allah maahsanid wll

HafsaSaed-zp
Автор

AWALAN ASC, waxaan umahad celinayaa ustaaadka course oo inoo duubay sida bilaashka ah inoogu deeqay,
runtiii wax badan ayaan ka faaidey, ALLE dambigiisa iyo kan waalidkiisa ha dhaaafo shukran,
ustaad dadaalkaaaga laba jibaar,
gabogabo ardayda waxaan leeyahy noqda kuwa abaalka guda ama duca ugu abaalgudo, shukran ustaad
( course anigu waan dhameeyay alxm)
🙏

TifowbarkhadleTifowbarkhadle
Автор

m. mcln wax badan aa kaa faa, day adbaana umahadsan thy guul wacan baan kuu rajaynaa. arday kasta wax ka faa, day chanalkan wqaxan jeclaa lahaa inuu usher gareyo mclnka

cimraancaawiye
Автор

Aniga hada kadib Cashiradaada waa igu ogtahay Theacher❤

kingnaasirmb
Автор

Macalin buuga bilooga combuterka qeexitaan kiisa kuqoranyahay kaas buugaas masharaxdaa

Casalaandiib
Автор

Aaad Iyo AaD Ayaad u Mahad San tahy Ustaat

XasanXusen-bp
Автор

Asc denbigaaga iyo denbigii waalidkaaba alle ha dhaafo.
Abaalkaagana ilaahay janno
Haka dhigo.
Aamin, aamin.

ElmiMohomed
Автор

Masha Allah Ustaad Aad ayaad umahadsantahay Noo Soo Badi walal WhatsApp kaga Noo Soo qor mahadsanid Allaha Ajar hakaa siiyo

somaliafunny
Автор

M.a Allahuma baarik waa mahadsantahay ustaad runtii wax badan baan kaa faaiday jazaakalaah 🎉🎉🎉

shugrishacaniaxmed
Автор

Mahad sanid bro runtii macalin wad uqalantaa habka wax baristaadu waa 100%

abdurazakfh
Автор

Macalin aad iyo aada baa umaahaadaasantaahyt videwo waaxaan daasaawaday 2024. 1/10/2024

MaslaxMaslax
Автор

Waad mahad santahay sxp ajar alle hakaa siiyo isxaankaaan umada usameysay

DaqareDaqare
visit shbcf.ru