BARASHADA COMPUTER KA | CASHARKA 6AAD | Maan Graphics 2023

preview_player
Показать описание
Ku Soo Dhawaw #Maan_Academy_Technology
Waa Madal Aqooneed Lagu Barto Xirfadaha GRAPHIC DESIGN-KA , VIDEO EDITING KA IYO BASIC COMPUTER KA.
Waxa lagugu baridoono Hab Online-ah oo aad usareeya oo aad ku shaqo tagi karto INSHA'ALLAH

WIXII WARBIXIN AH NAGALA SOO XIDHIDH WHATSAPP KAN HOOSE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Macalin wax badan ban kaa Faidey wad mahadsantahay ❤

FarduusAli-ck
Автор

Mnsha allh ilahay jannadiisih hakugu irsaaqo waxbadan kafaaide

AnisoSahal-drfe
Автор

ustaad wax badan baan kaa faa, iday mahdsanid

AhmedDeeq-bg
Автор

Thank you teacher malinkasta wan kula socda ❤

IqraIdil
Автор

Allah ha ku xafido my teacher's ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

SaapirinCabase
Автор

Masha allah mahadsanid waa ka faaiday taxanaha halka ka sii wad wllo❤❤

ZaaraAbdirashiid
Автор

asalaamu calaykum walal wax badan ban ka faa.iiday aduun iska dhaaf xataa aakharaan qiri donaa madaama ad tahay mid dad ama umad anfacay inta ka dib aad ban u jeclan lahaa inan kula so xariiro hadana wan wadaa casharadad wad mahadsan tahay walal ajar allaha ka siiyo

axmedabdiyusuf
Автор

Waad mahadsantahay macalin waan kaa faa'iidnay

MahadSheekhNuur
Автор

Mahadsanid ustaad ma ii sharaxi kartaa farqiga u dhexeeya corei5 iyo 7 ka

MunaMMuse
Автор

Thank you so much, easy understanding 🎉❤

faaraxguudow
Автор

Ustaad laptop kayga wifi gu ma shaqaynayo trouble shoot bu uso saarya maxa sameya

madarbulshaawe
Автор

Ustaad aadbay i caawiyen cashiradadu balse waxan kuwaydin laha siden ugu shubta update cusub

abdiboss
Автор

M.a walee ina iskuul cumputer u aden 😂

DUCEYSANEX
Автор

Ustaad farshan update see loogu shubtaa

NoMercy-bkft
Автор

Thank you teacher anigu hada ayan kugu cusbahy waxyalo badna wan ka faiday madam an ahy arrayed dhigata ict ga

ubaxcawil-tbuh
Автор

Ustaad update 2017 ugu danbaysay hp sidee u update

KawzarMohammed
join shbcf.ru