Barashada Computer ka Casharka 1aad

preview_player
Показать описание
Waa koorso cusub oo aad kubaran doontaan Computerka qeybihiisa kala duwan fadlan hadii aad daneyneeso nagu soobiir subscribe garee channel keena lana wadaag asxaabtaada mahadsanid
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

waa ku mahadsan tahay cashar aa noo soo gudbisay

hawohusseinadan
Автор

Wa mhadsant ustad cashara taxana ah sidan okali Ayan doneyna. Wadnakuhasant sidawanagsan usharaxdi casharaga

mhdmhd
Автор

I am a dream teacher and I want you to help me as a teacher

grmanka
Автор

Wall computerka wan bartay shahado wan haystaa ee shaqo maku helayaa

mumtaassharaf
Автор

Masha Allah ustaad waankusalaamay kheer Allaha idinkasiiyo barnaanijyada faa idada leh aad noosoo gudbineesaan

musbaaxmedia
Автор

mxd u daysay wll barashadii computerka Adna baraysay

hazanhazan
Автор

Ma intaasa casharkan wl lkm mnta arkay wn ka hely plz iso jawaab

samiiraabdillahi
Автор

Ust cashirka nosobadi ust ad aya umhdsnthy ust

cabdiraxmaanxasan
Автор

Ustaadii.waa.mahadsantahay ee.casharo.toos ah ma heli karnaa

zahraaabdinur
Автор

What do you mean cumar cali hassen that is my name

abukeryare
Автор

Telkiina noosooqora siaan idinkula soo xiriiro mahadsanid

baramabaro
Автор

I laahey ajar ha idin ka siiyo faa iidooyinka aad noosoo gudbineysid

qadarxasan
Автор

Adbad umahadsantahay wll qli !
Lkn cashardu sida ay isugu xigaan Halkee ka helayaa ?

funntsounds