MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)

preview_player
Показать описание
#MURSAL_MUUSE #SURBACAAD #Yurub_Geenyo

Heesta: Surbacaad (Sahal Maaha Caashaqu)
Codka: Mursal Muuse Ft Yurub Geenyo
Erayada: Abwaan Ababe
Laxanka: Laabsalaax
Musiga: Furinle
Video & Edit: IBrahim CM
Showgii Cairo - Cabdinuur Allaale - Mursal Muuse - Yurub Geenyo
...

Show Support
...

Connect with IBrahim CM
...

Follow SULTAN FILMS on
...
For bussiness inquieres

...

The official YouTube channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
Home of Entertainment

©2022 SULTAN FILMS. All rights reserved.

Rahma Hassan yurubgeenyo suldaan seeraar kiin jaamac awale adan xariir ahmed ali shaah abdirizak anshax aroos somali shidan heeso 2022 qamar suugaani rahma hassan mursal muuse somali wedding reaction somali wedding vlog dhaanto cusub 2023 nimcaan hilaac best weding farxiya fiska axmed budu sooleey somali traditional wedding hees cusub 2024 ilkacase iskalaaji miss xiis aroos 2024 haboon nuura heedhe sooleey hodan abdirahman aroos dhamaystiran najma nashaad somali wedding songs farxiya Rahma Hassan 2024 samia ibrahim rahma hassan 2024 raxma xasan 2024 kabayare hees dhaanto Rahma Hassan ictiraf jacayl kayga uu bahan somali song best somali wedding saalax sanaag ali dhaanto axmed budul full wedding video gulled simba Raxma Xassan 2024 yahya abdoulkader raaliya sharma boy maslax mideeye dhaanto yahye abdoulkader abdillahi osman raaliya dhaanto axmed budul

...
#SultanFilms
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

🥺isagaan la dhagaystay heestaan waxay ii yeelatay dhadhan gaara 🥺ilaahow wax dhiba ha iga tusin nal buu ii noqday iyo rajo aan kusii nolaado ❤

kawtharabdulahi
Автор

soomaalida waa dad aad u qadariya Taariikhda, iyo xasuusaha jaceylka Si aad ah waxaan ula tacajubaa markaan akhrinayo Comments-ka qaar, runtii qof waliba xasuus ayuu galayaa. Aad baan idiin salaamayaa Soomaaliweyn🇸🇴❤, gaar ahaan adiga qoraalkan akhrinaya, wakhti qurux badan baan kuu rajeynayaa, Like ii saar si aan u soo xasuusto. From city ✌🤟💯galdagob somalia

omaaryare
Автор

isaseegi myne ha saluugin wayaha still wan ku sugaya😢 ala mxa xasuuso igubaya allow alle ani inta ilamda nolol aayatin leh ban idin rajayn wana idin salaamay ilamdareyal

khadroqadra
Автор

Hestaan waxan dhageysanayaa malin khamis ah oo ay glbna thy😢sacadu waa 05.22daqiqo bishana 15ka augosta wlhi ma aqan wxa kasameye usaan igu galaayo wnku jclhy wuu idhahaa hdana malin un xuman wakaa filaa kaly maxaan sameye ani dar tiis rag badan waa iskaga indha tiray hadana asiga marba si uu ila dhaqmaa hadalkaa dhoho xumaan loo uqataa qufkaa wuu ijecelyhy madhihi karaa😢 anigu asi dartii walalkeygaa ugu soo horjesty💔😭 muxu hawen dhaxa ciil ibaday ooyin teda raaxo muu uarkaa wanba yabee anigu😢 Ax jecelow saana maeheedna😢💔😭 mar un qoralkeyga waan kusolawan donaa insha allah🤲💔😭

damaanomayowosman
Автор

Nimcaan hillaac iyo mursal muse waa laba nin oo ilmaadeer ah hadaba yaa cod macaan. Adigoon u eegeyan qabyaalad iyo afkaarta ay kala aaminsan yihiin. Be serious. Me mursal muse. He has uniqe voice wich nobody can imitate.❤

abdisamadhirsi
Автор

Arkii moxamed moogeh codkisii oo lamidaa guuxayaa Allow barakee MURSAL MUUSE mara waaxid iyo Yurub Geenyo !!!!

qwertyaserty
Автор

Golden voice together Mursal and Yurub my fav ones ❤

saadamoussaumdani
Автор

Xasuus jacayl 2014 imikana reer sadex ciyaala le ♥ baanu nahay alxmdulilla

marwo
Автор

Jah alla heestaan wlhi ilmadeysa soo quabanysa marka aaan maqlo mursal and yurub two legends🥰🥰🥰💋

ibrahimxusen
Автор

Suwtu rahma yurub mohomed apdi geenyo boqrada fanka qarniga🥰🥰🥰🥰🥰

suhaybali
Автор

I love this song, Mursal voice is so amazing Masha Allah ❤️✨💯👏🏿

soodagan
Автор

Amba salwaga cashaqa wakula simanhy mana simir darnanin wali wali waku sugoya😢❤ 14/7/2023

fatxasaidhousean
Автор

Mursal muuse curadka xidigaha geeska🥰🥰🥰 oo sii quruxeysanaya uun show ninku wiil yar oo wali koraya ayuu ahaa.

faizam
Автор

Listening to this song 5 days in istanbul travelling from UK to nairobi
Travelling with my teenage children and their father.the weather is amazing.

rahmamohamed
Автор

Çox möhtəşəm bir ifa Mürsəl Musseyə Mürsəldən salamlar.Azərbaycan Somali

SazbendMursel
Автор

Mursal muuse ft sawtu raxma Yurub geenyo heestan waa qalbi kac ❤🥰

maxamedoday
Автор

Walahi heestani xasuus bay igu leedahay habeeno qof aan hurdo uwaaayay ayay soobaxday 15 ramadaanka ax maxaaan ku dhaafay habeeno adkaa

faysalbayle
Автор

Hormuudkii fanka somalida yurub iyo mursal fanaaniin qaran oo xushmada fankana raacsan sidoo kale video hapeysan sxpkey iprahim cm alle haku karameyo 🤟🤟

alfanaancaynaancaato
Автор

Isa segi mayne hasa lugin wayaha😢❤ 7 jul 2023 malin jimca ah

MariaCali-xx
Автор

Car wakase ya wax ka qaban karaya mursal muuse iyo sowtu raxma oo wada heesaya?

mrfuga