MURSAL MUUSE & XAMDI BILAN DADKUNA WUU YAABAYAA OFFICIAL MUSIC 2021

preview_player
Показать описание
Mursal Muuse & Xamdi Bilan
Song: Dadkuna Wuu Yaabayaa
Erayada: Xamse Xadaari
Laxanka: Sakariye Kobciye
Music: Furinle
Camera: Liibaan Dahir, Bigays, Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal
Afro Waqal Furinle Production
Suldaan Seerar, Hodan Abdirahman, Ugbaad Aragsan, Xariir, Najma Nashaad, Anshax, Qamar Sugaani, Miss Xiis, waqal studio, heeso cusub
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Reaction buuqiisa wata heestan waa u qalantaa 😂 Mursal cimaamadiisa lama haysan karo, ha layga sugo, Insha Allaah.

ShiineCulay
Автор

ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu ficnaa, uguna kheyrka
badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa,
uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa,
uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad aynu ku salino csw
galyo korkisa Allaha yeelo,
Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta
commentigan

MoHa-nile
Автор

Cida arki doonta ma aqaan Lkn Allaha janada inagu wada kulmiyo dhamaanteen 🥳😘 dhac ku sii

mustafeabdi
Автор

Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay anba waan saaraye 😔🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨

mubarigbulshaawi
Автор

Heestan xasuus bay igu leeday, heestan waxanu isku baranay xaaskayga ❤

amiinshyusuf
Автор

XAMDI BILAN wan nawaleysaa markale 🙏🙏🙏

HALDOOR-MEDIA
Автор

Inta Reer Muqdisho ah Taagerto Hoyga Fanka Hargeisa ila Somar❤

ilyasmohamed
Автор

Waxkale Waqal Studoi Somalind Horay usococda walalyalow Fankii Somalind Kor uqadeen Ustaad Bulshaawi 🤟🙏 speciale Waqal Studoi somali 💯☺️🎥

wanaagaqoyska
Автор

Arimaheena inta ila aragta inuu diyaar yahay like isaara

cadnaankhadar
Автор

Heesha jaanis wa u heshaaye Quraanka Goorma idinku Dameysay shacabow.😭😭

Mayd_uleye
Автор

Gabdhaha saruur love ilmahyga hooyadood ❤

fAbz-bnls
Автор

Heesta waxa KamacaN kalamka Alle Inta 0g Like Isku muuji

nasirabdi
Автор

Inta hestan sugaysay sidayda like bazh kusii team waqal one love🙌

somaliyameni
Автор

"Dadkuna wuu yaabaya" wallaahi waanu yaabnay waa runtoode.

asmamohamoud
Автор

War ninkii music lahaa baa soo noqdey Ahmed weli Furinle music haddaad ka hesho liketa hayla dhaafin

SomalilyricsApdirahman
Автор

Xamda bilan Hargeysa inta tagtay ayee so shidatay wlhi

aaway reer muqdisho gobta isma qariso

rashkaofficial
Автор

Wehey Wah Wax La Sugayay Oo Soo Dhacey Go Forward Waqal Studio

Bulshotv
Автор

I'm from turkey I love Somali music Somali ajanib jacyl War Somali ba ahay like isaara 😂

premierleaguegames
Автор

inta heesten sugaysay like hayla dhaafin❤️😂

xananmustafe
Автор

Ala maxay Hodan iyo xulufadeedo khadra Qurux ugu faaneen HAMDA BILAN quruxdaada laga ma hadli karo Mashaa allah laguma cuno oo laguma caryo abaayo guul iyo gobonimo 💕💕💕💕😍😍😍💝💝💝💯💯💯

habonahmed