FEYSAL TAYO FT AAMINA CIISE HEESTA AMMAAN XASUUSTII KHADRA DAHIR IYO SALAX QASIN

preview_player
Показать описание
Copy Right Protected By Digaale Yare Music 2023
HEESTA:AMMAAN XASUUSTII KHADRA DAAHIR IYO SAALAX QAASIN
CODADKII:FEYSAL TAYO FT AAMINA CIISE
SEXSPHONE BY:USTAAD ABDALA
SEXSPHONE BY:USTAAD CABDALA
MUSIC BY: DIGAALE YARE
VOCAL RECORDING BY: DIGAALE YARE STUDIO
CAMERA BY: AXMED YARE
CAMERA BY: AYAANLE CABDI
EDITED BY: AXMED YARE
SOOSAARIDII: DIGAALE YARE MUSIC
DON'T RE-UPLOAD ANOTHER YOUTUBE
DON'T RE-UPLOAD ANOTHER YOUTUBE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Gabdhaha❤
Somaaliyeed
Wlh way astaahilaan
Amaan mug iyo Miisaan leh
in la.amaano💯✔👍

milgosare
Автор

Maasha Allah Labada Fanaan Waxay Uheesayaan Si Xishmad Iyo Dhaqan Haboon FG inanta Fanaanadu Labis Asturan Ayay Ku Gaashaamaantay
Waa Wax Mudan Hablaha Heesayaa Inaanay Katagin Diinta Iyo Hidaha

mohamedhirsi
Автор

Waw marhadad kobiyaynayso hees Qofleyahay wa inaad sidano kale uqadaa wayo midhaha heeska wa inan halkii aylahayen laga tagin wad mahad santihin aamina ciise iyo faysal tayo

fadxiyacumarxirsi
Автор

Sxb digaale wooow Aamina ciise way cod fiicantahay

TruthTellerMan
Автор

Maxamuud Cabdilaahi Ciise ( Singub)
Somali Hal Abuur Iyo Abwaano Waa Soo Mareen Allaah ha U Naxariisto Isaga Iyo Khadra Dhool Oo Heestan Hore U Qaaday

mceeri
Автор

2021 2022 sanado aan marnaba ilaawi doonin 😭😭😭😭😭😭 ilahaw sanadkan bedel khyr qaba qalbigeyga iiga reeb qof binu aadam ah oo aan waxba ii ogeyn

abdiazizali
Автор

Amino waaba khadro daahir yar masha Allah cod macaanida ❤

OmarEgal
Автор

HEESTAAN XUSUUS BEEY IGALISAY /// SAUDI ARABIA 1983 WAXEEY AHEEYD MAALMO AAN ILOOBEYN WALIGEEY

sshigsshigow
Автор

Yaa salam ❤️ aamina ciise cod mansha allah

khadrafarah
Автор

Qaafiyaddii heestu ku socotayba (Xarafka “K”) wuu ka baxay heesta bilawgeeda, hal mar maaha e labo jeer weliba;

👉🏽Kolka hore gob baa tahay✅,
(Marka hore gob baa tahay❌ )
👉🏽Kuf la guursadaa tahay✅
(Gob la guursadaa tahay❌)

*Kuf macneheedu waa Geyaankaaga ama qof aad isu qalantaan.

qaraamchannel
Автор

Lakin barnaaamijka soodhamaystir zxb thanks

abdiazisabdilahi
Автор

Kolka hore gob baad tahay
Kuf la guursadaad tahay

Waa sixid oo sidaa ayay sax ku tahay

akahaji
Автор

Eshcala calaa hees
XASUUSTI salax Qasim Naaji vs Khadro Daahir Cige
Mirihii Abwaan Singub

c.risaaqsiciid
Автор

Amaan aan la koobay koow ma kaaga qaada kun ma kuugu geeya

Nacala shaydaan ku yaal heesahi la yaqaanay waa kuwaan

abwaangaas
Автор

Cadrad kaalin qaado
la koolkoolsho moye
kala dhimanba ha u dhixin

amiir_
Автор

Waalidkuu korkoodii💗
Kariim uu kugaliyaa💗
Kaadsiimo kugu dhalay💗
Xeradadaad ku kobocdaa💗
Ahayd midaan kulayl arag💗
Ereyada=singub
Codka=khadra iyo saalax
Sifiican ayay usoo qaadeena labadan fanaan

cabdifataxadan
Автор

Amaan Aan la Koobayn Kow makaga qadaa Kun Makugu Gayaa Marka hore marka hore Gob badtahay Gob laguursadad Tahay Nasab Kaamilad tahay.

caadi Mahan Alle SWT Haw Naxaristo Abwanki Heesta Qoray iyo Maamo Khadro Daahirba Amiin Amiin Amiin

abdisaid
Автор

(MARKA) hore maaha ee waa (KOLKA) hore….Teeda kale(GOB) maaha ee waa (KUF) la guursadaa tahay, intaasaan isku deyay.

sultanate
Автор

king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.

mohamedqaray