KALAMAAN 08 SEPTEMBER 2024

preview_player
Показать описание
KALAMAAN 08 SEPTEMBER 2024
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

اللهم أصلح بلادنا وألف قلوبنا 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🫂🫂

shijo
Автор

Soomaaliya guul iyo gobanimo ayaan leeyahay.

moogemooge
Автор

اللهم أصلح مافي قلوبنا واصلح حالنا وحال مسلمين والمسليمات 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥹🥹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂

eazrayiylmohammed
Автор

Kalaman waxan jooga hargeisa salan qali ah 1 = harinta xalaane ee ah qoomu ludkha laga furay dadka ku baraarujiyaa waa coodsi mida kale dhaqanka dadka mar mar ku so dara kalamaan wan dhagystaa from hargeisa

loogexussein
Автор

Abwaanada soomaaliyeedna waxan ka codsanayaa ineey kacaan oo ay gubaabiyaan shacabka iska fadhiyo intaan fadhigaba loogu diidin berito Ethiopia 🇪🇹 gayigeenna hadaba kama maqna shacabkeenuna ma mooga mana aqaan dadkeenu ma adoonsi bey rabaan 😢 allow talada inoo toosi oo midey muslimiinta quluubtooda meelkastaba ay joogaan gaar ahaan dadkeyga soomaaliyeed

ibraahinnuurmaxamuud
Автор

Wakhtiga kalamaan socotaa waa wakhti kooban wakhtigii yaraana cabdikuus uun baa daldalmaya ninkaa haga joojiyo kalamaan fariintani waxay ku socotaa Abwaan Guure

alisaed
Автор

Mida kale kala manay Mesha la yidhahdo xalane Muqdisho meesha meshay u dhimanyso waa Waa xalanee xalane Hala galo War nooga keena malmahaan Hal dhinac ubaad inoo kaxaysaane basha inoo baladhiya
Dowlad hayado iyo shacaba

DhaxalDareen
Автор

Cabdi kusow halagsaro salamander waiting badan ayu markup hadlay

AbdiOthwa
Автор

Cabdikuus wuu kharibay kalamaan ee ka joojiya please waxaan qiimo lahayn ayuun buu wakhtigii oo dhan isagaa hadlaya waa lanacay walaahi isaga

alisaed
Автор

Waji kale maleh Ethiopia 🇪🇹 xattaa hadey nabad ogolaato maxay inoo soo damacday ha loogu duulo hadaan hada lagu duullin oo ay hada ka tanaasusho damacaan wado kale ayey raadin ay kusii baabi'iso jiritaankeenna

ibraahinnuurmaxamuud
Автор

Ku wii aan Quruda aan laheeyna Weey dhigeen dahabkay xidhanayen si ayna u fadhilmin😂😂😂😂😂 Tusasle nagu Filan😂

DhaxalDareen
Автор

maqayad seytuun xabada moska waa 2 doolar lkn fadxi waa bilaash

cabdullahicolowceynte
Автор

Dadka ka hadlaya itoobiya muhiim miya ina qadatan calnkooda

maryamocabdiqaadir
Автор

seytuun ka cuneey aa mar aan ku sirmay waxooda waqaali lkn maqayada fadxi aa kafiican raqis iyo nadaafad intab lkn seytuun wax jiro maahin

cabdullahicolowceynte
Автор

Somaliya siyasiyintoda iyo cimalada yurub lisku ma halen karo

Exsagaaro
Автор

Mudane madaxweyne dagaal ka dhan ah Ethiopia cilaami dhankaa iyo dhankaa umbaa mid loo dhiciye

ibraahinnuurmaxamuud
Автор

Kalaamaney intaad tala xumada togta isula tegi leheedeen hala idin toosiyo ee Ta'da aad tiriseen oo aad isku tuurtuurteen ayaaba rag tacliiq ka bixiyay ee waxay tibaaxeysaa sida Naxwiga afka carabiga tilmaameeyso iney tahay TAAU TA'NIITH, taasoo carabi ahaan haddii loo turxaan bixiyo ay tahay : - تاء التأنيث .

abanuuromar
Автор

Kuwa dahabka xirta qurux ayuu idin soo kordhinayaa lagu yiri waxaa lamid ah hablaha somaliyeed ee kiimikada is mariya waad ku cadaaneysaane lagu yiri oo qurux ay kaqaadaan iskaba daaye agtaada markay marayaan sidii xoor duburkii usoo uraya 😂😂😂

mashalaayedablaq