Waa Maxay DNA Sideena Loogu Sameeyaa Baritaanka DNA?

preview_player
Показать описание
Asc, Asxabeteyda Sharafta Leh Subax Wanag San, Salan Kadib Maanta Waxaan Idin Soo Gudbiyay Cashir Kusaab San DNA.

Waa maxay DNA? Sidee lagu ogaadaa labada qof ee is dhalay? Ama qofkii dambiile ah? Halkee laga qaadaa jirka? Qaabkee ayaana loo baaraa? Waa cashar muhiim ah ee ka faa'idayso.

Cashir kaan na waxa ayuu kahad layaa sida Ilmaha Mitaamaha ah ee looyaqaan Fraternal Twin Eey San marna wadaagi Karin DNA? marka Iskuna day midkaan na in aad daawato si aad oogu fahan to wax un, mahad Sanidiin dhamaan.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇

Fadlan kusoo biir telegram group hadii aad noogu cusub tahay mahad sanid.
👇👇👇👇👇👇👇
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Msha Allah chanalkaan kor halooqaado walaalayaal people Waa cudsi

LailaMahamud
Автор

Masha alah ilahey haku barakeyo hormar wacan

amiraahmed
Автор

Horay usoco waligaa marna ha is raja dhigin Doctor Abdiaziz

dumbuldabshidman
Автор

Masha allah Masha allah allah
Hooray u soco wll wax badan Ayaan ka faiiday ❤

KhadarXusein
Автор

Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha masha

CalmadoowCismaan
Автор

Inte kala.so.xariira Norway aya ku.nolahy side ku heli kara

sseewwwwewa
Автор

Dr kuwa ila dhashay isku dabecad manihin iskuma ekin isma fahmi karno lkn walidkeyga we ijecelyihin lxd somalia malugu baaraa lacag inte la, eg ana igaga bexeso😂

IndhauronInadahir
Автор

Sxb qiimo intee dhan ayaa ku bixi kara hadii la rabo in la ogaado aabanimada kaliya

mohamednursultanabdi
Автор

Khasab miyaa in aabahy aan isku DNA nahy

barre
Автор

Somalia Malaga hela meel dna test lugu qaado

shaaficimaxamedaxmedshaafi
Автор

Dre Dna malaga baari karaa ilmo uurka ku jiro plz iso jwb

roodoanshax
Автор

Walaal wxn ka shaki qabaa hoyaday inay idhashay iyo inkale sidee ku ogan karaa anoo sameyn DNA. Hdii aan ka maarmi waayana qarash intee le'eg ayaa igaga baxaya DNA iso jwab mahadsanid ?

UmaymaHassan-wd
Автор

DNA gu ma sheega walal inuu qofku mataan yahay

Hebaheba
Автор

DNA QABIILKA KASO JEDID MAKU OGAN KARTA

inafoodeymaxamed
Автор

𝘄𝗹𝗹𝗹 𝗹𝗮𝗯𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗮𝗵 𝗱𝗻𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗮𝗯𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗮𝘆 𝗷𝗼𝗴𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝗶𝗻 𝘀𝗲 𝗹𝗼 𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮 𝗺𝗮 𝗮𝗮𝗯𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮 𝗺𝗶𝘀𝗲 𝗵𝗼𝗼𝘆𝗮𝗱𝗮

cabdirahmaanali
welcome to shbcf.ru