Afsomali Waa maxay Databases - Qaybtii 53aad

preview_player
Показать описание

CONNECT WITH US ONLINE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hurbad institute of technology, waad mahadsantiin laakin waxaan soojeedin lahaa inaad folders u kala samaysaan casharadu siday isu raacayaan. Tusaale cashar kan waxa ku qoran "waa maxay databases casharka 59-aad" laakin ma jiro cashar la ciwaan ah oo 1 ilaa 58 ah. Mahadsanid

fahadosman
Автор

Hal cilad baa kuhaysta waana xagga sharaxaada. English ka unbaad iska akhrinaysaa ee tafaasiil dhamaystiran bixin maysi. 35 daqiiqoon kudaawaday anoon waxba sidaas kaaga fahmin baan laabtay. Ee fadlan yara qurxi sharaxaada si ay qof walba oo computer baranaya kayd ogu noqoto mcaa kuwa dambe

abwaanshamaaqille
Автор

database full course eh maka heli karaa hurbad ustad

cabdullahiosman
Автор

20/9/2024 ayaan ka faaideysanayaa, mahadsanid ustaad

mustafemaxamed
Автор

manshallah casharka laguma caajiso
laakiin akhyaarta daawanaysa English ka barta .Tafsiir maaha computer ku

truebeliever
Автор

Hurbad institute of Technology mahadsanid kun jeer

nimam
Автор

asc wll aad ayaa muhadsantahy koorsa damaystiran.majirtaa

rahmaanalaama
Автор

wooow what is an expliane thank you so mush mudane libaax

killuazoldyck-kxkx
Автор

Sidee data base backup logu sameeyaa adigoo isticmaalaya query ama code

GARRBOOLE
Автор

Macalin Barnamijyada High level Language No Bilow i.a

MrFACT
Автор

M.a ustd aad ba u mhdsnthy wax bdn ka faiday
Lkn wxaan u bahanahy full course database ah
Sdkle imisa luqad ayaa leyga rabaa inaa barto hdii aan rabo database inaa barto

xasannuurxasan
Автор

Hurbad hoyga inginerada musqbalka run ahaantii waxaa tihii rag jecel ineey dhalinta soomaaliyaad hor mar gaaraan

ustaadxalaalquute
Автор

Ustad maheli kara fullcourse
Database ah ???

kheyrkawanaaga
Автор

Masha Allah,
Ostaad mayjirta coursaat ad ko bixisaan via Online ?
مهتمة

mounirahoussein
Автор

Thank you very much indeed Hurbad .I. of Technology

AliOmar-xtsy
Автор

Hurbad waxn leYaY eraYbixinta kalmadaha english ta aH fadlan afsomali ka dhiGa sharaxaada waxa u badan af english please somali ku shega kalmadaha ama si guud ugu sheega afsomaali

khaletabib
welcome to shbcf.ru