Xasan Adan Samatar & Shamso Cumar Ahun | Heestii Waad Qaboobiye Qunayar soo Soso

preview_player
Показать описание
#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like





somali music
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Lyrics.

Qaydar hawroo
Qayood foora leh
Ka qadh-qadhiyow 4×
Manka qudhacow
Amba qayrkay
Kaan ka qaatee
Qaayibaad tee
Qudhu kii ay raacdow
Waad qaboobiye
Qunyar soo soco

Qod madheedhoo
Midho qurux badan
Qun u bixiyiyo 4×
Qawl udgooneey
Qiiq ka baxay iyo
Qoon wadnaha jira
Ii qaboojaay
Qiimo tii lahaydeey
Waad qaboobiye
Qunyar soo soco

Xareed qubanoo
Qoorta meeshaa
Qul-qulaysiyo 4×
Qormo rayslow
Qumbo subagoon
Qayb u helay iyo
Qayrab kacayow
Qudhu kii ay raacdow
Waad qaboobiye
Qunyar soo soco


Qaanso rooboo
Qaydad middaba leh
Ku qoofalatiyo 4×
Mayay qaadaay
Qadow doogloo
Qaal u daaqdiyo
Qayr u degeneey
Qiima tii lahaydeey
Waad qaboobiye
Qunyar soo soco.

iamhaleel
Автор

Waa hees qiimo badan waad mahadnhy caweyska dalmar wll

naasircabdi
Автор

Ereyadii abwaankii qaaliga ahaa xassan Xaaji abdillaahi (Ganey)
Riwaayadii “ninba timo xamar oo haddana xiir” oo ay isugu tageen Meecaad Miiggane (aw-maacaleesh) iyo Boon Xirsi (Bawdo-gaab) Xassan aadan iyo shamso cumar oo markaa ahayd xaaska hassan aadan 🫡

Xulkaqaraamka
Автор

*, Wll mcn Allah Dartii **#Subscribe** iigu saar*

banadirproductio