Sida loo sameeyo PayPal | Looguna xiriiriyo Mastercardka | How to create PayPal & Link Mastercard

preview_player
Показать описание
Sida loo sameeyo koonto Paypal Ah
Deedna loo sugo ammaanka Paypal-ka
Sida loogu xiriiryo Mastercard-ka

Bahweynta Waayasame | Fadlan Muuqaalka gartiisa u garo oo Like ku Sharaf, Subscribe-na hala dhaafin jaalle.

@WAAYASAME Video creator and Studio
Youtube: Waayasame
Telegram: Waayasame

#Subscribe #share #like #Comment #waayasame
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

M.a bwe vidoesha noocaas ah noo soo badi aad bey ugu baahantahy bulshda somaliyeed .

kingmubarak
Автор

Asc walaalayaal soo booqda channelkan waa channel Quran iyotafsiir Iyo ducoyin si gudbi kheerka si qofkii dhageysto ajarka ugu heshid jazakalaahu kheer

stepstojannah
Автор

Paypal lacag kuugu jirta Hadaad Mastercard ka ku shubato hadhaw ATM-ka makala soo bixi kartaa lacagta

mohamedtaajir
Автор

Walaal waad mahadsan tahay paybal ka sida wanaagsan ee aad noogu faah faahisay wll qof dibada joogo hadii uu iisoo sameeyo aniga oo somalia joogo lacagta la iigu soo diro makala bixi karaa halkaan suuragal na matahay in aan Bank aan ku lee yahay somalia inta aan kixirto aan kala baxo wixii iigu soo dhoco mahadanid

MohamedAhmed-vjdo
Автор

Wllki mid maku weydiiyaa mastercardka lambarkiisa ayaa idhibay tusaale ma IGA siin kartaa sida aan lambarka Mastercard Ka aan ugu sameysto🥺🥺

akramjob
Автор

Sxp sidee loo xaliyaa Mastercard aan istimaalo waxa uu dhahayaa waxaa loo is tic maalay paypal kale marka ciladaas see loo xaliyaa adigoo mahsan

Muadahmed
Автор

Youtube channal seeba usameesan jaraa oo

hassannuur
Автор

waxad dadka ka qancisaan marka hore in PayPal ku Somalia ka shaqeyo iyo In kale dadka ha lugoynina

mohamedmuuseshideyare
Автор

Lacagta paypal Mastercard ma lgula bixi kraa
Waxan ku ogaa visa card

bashiircabdalle
Автор

Walal aniga iigu maxirmayo card paypal

cabdiraxiinaadan
Автор

Wll PayPal number somaali ma ku samaysan kara

abdinajibibrahimadan