Waa maxay mobile app development | af somali | mahdimiad

preview_player
Показать описание
Waa maxay mobile app development sidoo loo barta ganacsi maa laga samayn kara.

Lets be a friend on:

This is my website:

Previous Videos:

Baro sida loo barto | af somali |mahdimiad

Wax kasta baro 7 maalmood gudahood | sirta ku jirta lambarka 7 | af somali

Become Programmer | noqo programmer | Af somali

Dhibaatada maxa laga barta | af somali

Design Ramadan Flayer with Photopea | af somali | Photoshop alternative

How to price your service or product | Af somali | mahd imiad

How to find customers for your business or find jobs | af somali

How to prototype application with Adobe XD | Af-somali

How to design an application with Adobe XD | Af-somali

Become Graphic designer | part 4 | Af-Soomaali
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Macalin adoo mahadsan qofka an aqoon sida loo samayo appka miyuu wax qabankaraaa

mamiinsalaad
Автор

Masha Allah eng shukran wax badan ayaan ka faaidey video

farhanfiyoore
Автор

asc mahdi wll aad ayaad umah santahay aqii ganacsi inaan bilabo ayaan rabaa marka inaan xiriir kula yeesho ayaan rabaa aqii waxan joga muqdisho

jacfarrc
Автор

If u wanna develop Android : learn java Kotlin. Iphones/ios. learn Swift

amanAkarim
Автор

Mahad sanid wall qlih Illahy haku sharfo

waxqabadiftiimaya
Автор

Joined today this channel 😊😊
In badan waxan Rabay inaan ogaado Programmer faaidadisa, Aad ayanad u Mahadsantahay wll, Waxan ku weydiin lahaaa Halkee ka bilaabaa Programmingka?

ahmedabdirahman
Автор

Waxan sameeya Mobile Apps ka markaa noocan ay Amazon soo saartey Apps waawayn laguma samayn karo hadad doonayso inad samayso App wayn oo shaqo badan qabanaya waa inaad code ku qorta

zadick
Автор

Asc ustaadi m.a waxa badn aya ka faiide wlhi allah ku barakeyo lakin cashiradi digital design no si wad wan ka sugena

farhanmohazilabdi
Автор

Asc ustaad labo suaal ban Qaba
1 honey code ma lagu samayn karaa ios iyo android applications
2 ustaad online xisaad baa noogo bixin krta honey code ah hdii kale xagee ka heelnaa macalin somali ah oo aan kabaran karno

mmm-tlgq
Автор

walall waan kusalaamayy horta anaga dhalinyarada dhibaato ayaa nahaysata dhibta nahaystana waxaa weeye in app development loo baahanyahay balse dhibta nahaysata waxaa weeye qaabkii loo baranlahaa casharo somali ah hadii aad kasamayso flutter waan baranynaaa walall.

shaaficialli
Автор

Asc mudane mahad sanid
Marka hore, mar labad waxan u bahanhay app inad iga cawiso hadi ad ii adeegtana
<I have to pay your time> Give your contract

FluffPetsTV
Автор

programming ka kaliya ruuxa ITga barta un ma baran kara mse ruux wlba oo waxyabo kle barta aya baran kara

abdisalamfarah
Автор

Macalin aan aad wax uga faaiday ayaad tahay runtii markaa wax kle ayaa jirtaa oo mad madaw igaga jiro mrka aad baan kuugu yara baahnaa macalin ee xage kala soo xidhiidhaa

abdikaniebrahim
Автор

Waxaan raaba in aan app samayeeyo qof iga caawiya please

amisaleim