Rooda Kayf - Heesta - Gugeenii Waakaa Samaadey - Astaan Music 2022

preview_player
Показать описание
Waxaa Hore U Qaaday Hibo Nuura
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

koley qof qofi ka maqan tahay ayaan dareemi kara dareenka eey xambaarsan tahay heestaas waxaan si qaas ah u salaamayaa raga heesta dhadhanka noogu yeelay oo gabadha gadaasheeda joogo iyo inanta codkeeda aan la xaqirikain masha allaah iyo dhamaan bahda astaan

Hassgymer
Автор

❤Fanaanada codka. Macaan
Rodo, Waxay leedahay, cod dahab, ama dheeman,
Aniga Cali, aad Ayaan kuu tageera, mashaa alaah
Xasidiin ilaah hakaa qabto🎉

Ali-yryf
Автор

Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Aan ku wada salino rasuulkeyna

Siciidbashaash
Автор

2 sano kadib ayaan daawanahayaa subaxnimaadan jimce aan joogo 20 jeer inkabadan waan kuceshceshtay, mashalah cod iyo muuq, fankii ayay soonolaysay roda kayf.

Barbaartashow
Автор

Cajabeey cajab wax laga qaban karo maleh. Rooda inaba caadi . Heestii Hibo Nuura Iyo Abdikhadar Laari. Meesheedii bay dhigtay gabadhan. Qoftaan oo kale baa u qalanta in layiraahdo Hore usoco mudanayaal iyo marwooyin.

KISTATV
Автор

Gabadh Waxa ilaahay Hibo u Siiyay Cod Aad u Macaan oo Talented Person Dhinca fanka Waa dadka Loogu talo galay

mdabdirisakmahdimohamoud
Автор

Reer Somaliand fanka iyo curinta suugaanta Hiddo ayey u leeyihiin

jamalskp
Автор

Axsan cod wlhi gabadhan waa heesaaa dhameeystiran dhinac walpo codka jilliiinka iyo luuqda erayada oo ey aad iskaga saxday keep going sister

abdikaafiosmanqataarey
Автор

Roodo keyf dhabtii cod macaan iyo ciyaarteeda intaba caadi maahan
Alle waxuu siiyay qaab qurux badan mashaa allaah

omarhassen
Автор

Cod iyo kalsooni ayaa kaa muuqda iyo afsoomaaliga oo aad qani ku tahay intaasoo Kuu sahlaysa inlagu raaxaysto lana fahmo waxa aad soo gudbinaysid maasha Allah

abdullahiguled
Автор

Heestan mardambe ayey qaaday Hibo Maxamed, waxase ka hor qaadi jirtey Fanaanad la odhan jirey Canab Diiriye Ileeye waxay wada qaadeen fanaankii Muuse Ismacil Qalinle, Ereyada iyo Laxanka waxa lahaa Abdiraxmaan (Abu Raas) AHN dhamaan, heestu waxay ku jirtey riwaayad la odhan jirey (Murugo iyo Macaan) 1973 oo uu sameeyey Abwaanka qaaliga ah Ahmed Salebaan Bidde Caafimaad Allah ha siiyee.
Roodo si wacan ayey u qaadaysaa heesta erayadana si wacan ayey u xafiday una karaysaa, hanaanka iyo muqaalka iyo labasikuna waa sidii fanaanadaha lagu yiqiin. waa ayaan darro ah in badiyaa fankii ay dumarku u gashadeen diric oo weligii loo yaqaanay dharka lagu joogo guriga waana qas iyo walaaq lagu sameeyey fanka. waxaana muhiim ah in la soo celiyo anshaxii fanka iyo masruxu lahaan jirey waayo fanku waa dhaqanka dadka waana in la sharfaa maaha in qof kastaa wuxuu rabo soo gashado iyo is dhexyaac masraxa

Daemigrant
Автор

Masha Allah cod ayaa illahay siiyey iyo dagnaan qoftan ciwaankeeda ma heli karaaa

ayuubfarhan
Автор

Absolutely remarkable voice
Waayo waayo
Guuleyso walaal Rooda Keyf

dalmardirie
Автор

Maashalah waxa kamuuqda gabadha edeb iyo xishood lagu soo koriyay illahay ha kadhawro ashraarta

hanadhiil
Автор

BOQORADAN YAR codkeedu waa 💯 anigu waaan ku wataaa quruxeey
Ilaaa markaad tiktok bilawday ilaa maanta.

worldtoday
Автор

Damn, heestaan dhawr million bey gaari doontaa.

MohamedMohamed-qkue
Автор

khalaas fankii iyadaa SanduuQ Ku ridatay. Mashallah good Work

shibbingoala
Автор

This lady she got all characters of singers she got bright future.

elmowarsame
Автор

Waaw msha allh dadkii hibada iyo fankaba waa loo dhashaaa waa heestii u horaysay waliba

ahmedkaare
Автор

Macha Allah gabadhu cod iyo qurux inta Allah wa ku manestay

ayanbourhan