ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED

preview_player
Показать описание
#SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#

Name Digaale Yare
Producer / Musician /
Youtuber /somali social media
Pls Subscribe Like & Share
Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

War ragoow gabadhan Maa, shaa allah. Xageybey ku jirtay dhaman waxii laga rabey fanaanad hadey tahay cod muuqaal qurux iyo itaal intaba alla ugu deqay Maa shaa allah markale.raga tumayana qLabka meeshii larabay beydhigen mashaa allah

ahmedmose
Автор

Rooda Keyf Cod Halaasi Ah Iyo Kalsooni Degenaan Ku Dheehantahay Iyo Qaab Masraxiyeed Farshaxamaysan Intaba Way Isku Darsatay Runtii.
Iyo Music The one and only saaxibkay Digaale Yare Iyo Ubaxle Teamka Hargaysa U Shidantahay Igu Sima Waan Soo Socdaye🔥🔥🔥

hamsamohamed
Автор

Anigu ree djibouti ayaan ahay silsiladii heesaha hore aad aan u xiiseeya ima se cajabiyaan cidda dib ugu qaadaa rooda se la mid maaha waayo iyagii baan ba mooda masha allah

inabouraleh
Автор

Wow inaba caadi maaha rooda kayf iyo heesta sidi qabax xasuusti alle haw naxariiste sahra axmed jamac iyo aburaas
Iyo erayadi alle hawnaxariiste abwankeeni waynaaye qaliga aha
Maxamed ibrhim warsame hadraawi wow xasuus qaaliya

fankiihore
Автор

Dumarkuba saluugiyo
Subaxdaad is barataan
Sahwiga wey iska leeyihiin😊

Hadii aan u qabay sidan
Jacayl seefa inuu yahay
Waaban kugu sad guri lahaa😃


Waxa soo sokaba maray
Sulaaxa jaadii yahay
Samaheenan maantee
Naxliga iska saaroo😎


Sida sayniska aan wadaa
Raga dayaxa sahansadey
Sirta dumarka adoon galin
Samir iila ogoow🤨


Iminkana sidaan qabo
Hadii eebe igu simo
Waxaan sugo wax ii sada
Saadaladaan qabo
Si kastaba aduu wacan🥰


Sarsarada wadnaha iyo
Surimadiisa dhiigiyo
Saableyda feedhaha😫


Seediyo laf caashaqu
Ama sariyo hoos idil
Waaka sudhan naftaydee🤒


Ma sahlana hubsiimee
Cidna hadaanan kula simin
Oonan laba sad noqo odhan
Naxliga iska saaroo🫣


Sida sayniska aan wadaa
Raga dayaxa sahansadey
Sirta dumarka adoon galin
Samir yiila ogoow🙄


Iminkana sidaan qabo
Hadii eebe igu simo
Waxaan sugo wax ii sada
Saadaladaan qabo
Si kastaba aduu wacan🤗🥰

ugbaadshanle
Автор

I'm pretty sure Sahra Axmed herself would've been proud of sis. Incredible! But, it's the body language, the infectious smile, moving with the very talented lady appears to be genuinely enjoying herself. And I love it.

Non of that rigidly mechanical movements and the un smilling face I came to expect from Somali singers, especially women. DO YO' THANG SIS

aliabdirahman
Автор

Sahra axmed jaamac illahay ha u naxariste illahay janatul firdawsa haka warabiyo qoof ka heesa macan dumarka somaliyed kuma arag wallahi qiiro aya I qabata markan maqlo hees at sahra hooray u qaday

houskeymattanmanchaftyoutu
Автор

inantu Cod Macana Oo Qurux Badana M.a Sahra Axmed Baban Soo Xasustay AUN♥️

darwiiizhhawd
Автор

Rooda keyf ❤❤❤
Inta 2024 daawanaysa like ta hayla dhaafin

MaxamedSaleban-kb
Автор

Waaaa cod qurux 🌹 action sidaa ahow lesbiska sidii nashaad ha tuurin waxa aad gudbinay waa cod iyo hees ha ka laydhin sida xamdi bilan iyo nasteexo dayax ahow fariid yar 💐 weeye 💓 jecliyaa 💞 waan ku haystaa..

yusufaxmed
Автор

Waaw, Rooda yar, cajab... I wish inaadan fanka iyo heesaha ku sii fogaan. I hope you a good live with a nice loving guy like me, if you don't have one already.
Sallaan qaali ah..

faridawiser
Автор

Waxan aan maqlaya cod ka wayn .... what a golden voice!

shiresmotivation
Автор

Wey hido raacdey rooda keyf eedadeed sahra axmed ayey codkeedii yeelatey alle haw naxariisto sahra axmed

rabiicadagan
Автор

Qoftan team isla cag haystay ubaahantahay. Abwaan, laxamayste iyo musician.

cadeccs
Автор

Ahmed Saleebaan Bidde Allah caafimaad ha siiyo. Rooda heesihiisa bay ku takhasustay. Waar soo qora oo u mahadnaqa Abwaanada heesaha sameyey iyo ciddii laxamaysay

mhassan
Автор

Gabadhan yar waa mucjisada fanka 2022 cod cajiib ah ayaa saaran iyo degenaasho🥰
Hablahi kale meelaha ka ooyi jiray safka danbe baska soo raaca fanki qofba ka wareegte

NH-lbtw
Автор

waaw waaw waan la hacay coodkaan dahabka ah ee rooda kayl masha allah wa cajiib ee horey u soco hn

medsaid
Автор

Rowdo keyf anagoon ciyaari jirin bay madaxa naga ruxday, Jah 😇😇

ciisemaxamuud
Автор

Wakhtigu waa 10:30 galabnimo maalin axad ah, jawi iska macaan iyo shaqo military ga qaranka dalka anoo gudanaya.

MahamedAlfa
Автор

Hargeisa taariikhda
28/8/2022
Waxaan jooga xaafada jigjigayar
Maansoor area
Waa axad
Waxaan xasuustay sahra axmed jaamac
Aun

kaydkadirir
welcome to shbcf.ru