ABDIKARIIN CALI SHAH FT NAJMA NASHAAD | KULAN | OFFICIAL VIDEO 2021

preview_player
Показать описание
CABDIKARIIN CALI SHAAH FT NAJMA NASHAAD
SONG : KULAN KHARYLEH
LYRICS : MOHAMED SALIM
MELODY: ABDIKARIN ALI SHAH
MUSIC : BULSHAAWI
VOCAL REC : SHABCAAN ISKO

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hees kasto macaan Waxa kasi macaan kalaamka Alaah ilahaw xaqa grdsi umadada amiin😪

zudaysiclraxmaan
Автор

Maalinta carrafo 9aad aan soonno walaalayaall kheyrka alle hayna waafajiyo

yarabbi
Автор

Ilahayban kugu dharshe ha dhafin saliga nabiga scw💖

kaptantaxo
Автор

Abdikarin Ali shaah fannanka xiniinyihisa fanka ku jooga ex Burco 🔥♥️

Kingtaplouz
Автор

Hees aan hawl badan soo galinay Aad baad u mahadsan tihiin Hawraar Media insha allah idinkuna inaad ka heshaan baan Rajaynaya Dadkaygii idinkaan wax idinku nahay

officialabdikariimalishaah
Автор

Hadal kasta oo macan waxaa kamacaan kalaamka ale laakin taa waxaa aamiisan dadka iimaanka leh oo kaliya

khalidfantastic
Автор

Hadaad Adoo Sariirtaada Saaran Misna Dacas la'aan ah Daawaneyso Heestaan is Muuji😅

muhannadabdiawl
Автор

Heestan coming song teeda intiina sugeesay ee sideyda daashey farta taaga☝️😂

Jama
Автор

Hees macaan iyo Quruxda magaalada Diridhaba wax kale 🔥🔥

CASKAFILMS
Автор

Najma iyO Cabdipa waan taageera iPhone hay sOo iipiyaane iigu sheega wllhyga Qalpiga🥺😄💙

amiirajaamac
Автор

Labiska madow mrkey xiranthy, hablaha Ethiopian-ka ayey u egthy❤🥰

shakrashorts
Автор

Ina Ali Shaahow ha iga taaban qofta wan ku riyoodaa e 😭😭😍

sadikmoha
Автор

inta sugesa dirisle abdi ismujya from hargeysa 😂🙆‍♀️

xamda
Автор

100 OO comments hada iga dhex aragto nabiga ku sali😢

aftahkaramah
Автор

Bulshaawi onthe bit wllhi waa ka oohisay bahalka aapo keep moving🎹🎺🥰✔️

adamDooll
Автор

Onther level ❤🔥🔥🔥inta abdi karin Cali shaah io Najma Nashaad Tageerta Saara 👇

abdinurahmed
Автор

Labadan mustaqbalka dhow wey isku yaaci donaan haleyga qoro midaas✔️

mohaahmed
Автор

Fananinta qarniga najma nashad iyo cabdikariin cali💚⚪❤️✅🙏🙏🙏

somalilandpresstv
Автор

Gabadhan usheeega in ay Alle ay naxariistiisa ay ka quusan oo ay u soonoqato oo qarsato timaheyda oo dhaqamada xubxun ay faaafineyso iskadeyso

hamdiharago
Автор

Woooow hees cajiiba hawrar muqaal tayo leh

lakishow