Faysal Tayo - Heesta Cajabeey Cajiibey - Barnaamijka Hobolka Manta BulshoTv 4K

preview_player
Показать описание
barnaamijka hobolka maanta iyo heesihii hore fanaanka faysal tayo - heesta cajabeey cajiibey - xusuustii (AHUN) boqorkii codka maxamed saleebaan tubeec

Come to follow bulsho television 24 hours news update channel

All right reserved
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

It’s 2024 and Iam still listening to this masterpiece🫶 habeen axad soo galayso, 19may 2024 5:00 bn dhagaysanayaa. Faysal codkiisa cajiibkaa baa sii bilay quruxda heesta😍siduu dareenka u cabirayo iyanna waa cibaaro kalle! Waxaan rajaynayaa markuu qof commentkaygan like saaraba inaan dib usoo dhagaysan doono

Araweelo
Автор

Mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay ninkaan wuu isii jecleysiiyay wana ku raaxeystay. plz qofkii aan saas u heesi karin yuu indhaha naga abusing. Thank y Faysal Tayo🌹❤️

shushuomar
Автор

Waxaan ku soo celceshaday ilaa toban jeer walaahi
Codka Alle hakuu barakeeyo saaxiib Faysal Tayo fanaan la mid ahi in uu jiro wakhtigan uma malaynayo runtii

cabdiqaadirmaxamedaxmed
Автор

Fanaanka sunjuud salaada ka muuqata masha allaah

ahmedoldabdalla
Автор

Haduu fanaan jiro codna jiro wa fanankan faysal dhego ku dhegaysaty walee dareen cashaq raaac allow ku xafid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

zahramohammed
Автор

Halkan ku dhashiyo hargeisa cadey' wlee fananiin basobaxsysa ismaciil aarka anoo layabana codkisa Ayaan fanankana arky dadki fanku u bahnaa wakuwan clyk clyk hore u soco adaanu ku caleemo saarney ❤️❤️❤️❤️

maryamibrahim
Автор

Waaaw waa joogaa maxamed suleebaan tubeec xaqiiqdii waad keentay heestana waad ku raaxaysatay jawi dagana waad joogtaa alla ya cizak Taoyo

From Mogadishu
Salaama ka dheh
Mahadsanid

geeljireofficial
Автор

Waaaw faysal fanaaan waaa dhaafay 12/08/20 arbaca iyo hoygii fanka somaliyeed hargeisa hadhwnaag jawi degan galab barwaaqaysan waaan idin slaamayaa dhamaaan umada somaliyeed melkastood joogtaaan fRom hargeisa

faysalyuusuf
Автор

Horantii 2021 ayaaan aad u dhagaysan jirnay aniga iyo c qaadir shire aadan saxibkay marna jacaylkayga hada wan kala tagnay calaf ayaaa iga hiliyaya moyeee naftiisa inan ku biiro guul ayaan u arki jiray

iqromaxamed
Автор

War walaalayaalooow ama saan uheesa
Ama dhibka naga daaya

abdulkadaryusuf
Автор

Faysel tayo waa heesa qaali ah
Thank 100% good
Wayo hestu waa hees aad u adeg
Nin qofka ku geesi karraa wuu heryey thank

rashidmoh
Автор

Borama ila Sweden aan ka imaanayay ayaan heestan kusoo ceshceshanayay, runtii Faysal codkii AUN legend Tubeec uu keenay🙏

Djibouti
Автор

Walle dadki fanka laha wali dadba ka nool golo joogsiga tilmaam bixinta codka tone ka u ka heesayo intuba waa 100%
Waa dadki loogu tala galay xita kuwa dhagaha la’ iney fahmaan ereyada ay ku heesayaan iyo dareenka ay bixinayaan ereyada ay ku luuqaynayaa Faisal Tayo walal horey u soco dhaguhu kama daalayaan codkaage

MeDahir
Автор

HIBADA ILLAHAY BAABIXIYA WLLAHI ❤❤❤❤❤
WLL MUXTARIMA NOOLAW INAADEER INTAY NOLOLI JIRTO

MustafeCabdiraxmaanHoori
Автор

Masha Allah wllo codkaga iyo daganantadaba waa wow nice 🥰🥰😘😘

aminaali
Автор

Mashallaha fanakana lambarkisa hala isiyo walhi saida ayan ugu bahanahy walhi

anfaclibaan
Автор

Wey wey dadkii fanka lahaa codka aleh hakuu barekeyo ina adeer

GaniAdam-bn
Автор

Wowww so nice cod wlhi hestaan kama daalo waan ku ceshtaa sxb keep going runtii

qadarxasan
Автор

Fanaaan iyo baar aa tahay wlhi keep going waaad iga gadantahay hestaaan

hassanhussein
Автор

Statuska ayey bulsho TV soo dhigeen maalin kasta profile ka page ayan gali jiray, hada waan helay tilmaamaha gacanta action ka qayb wayn ayey ka thy heesta Keep going bro faysal tayo

awilahmedhersi