CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO SAALAX SANAAG LAYSMA DHIIBA NOLOSHA 2019 HD

preview_player
Показать описание
LAYSMA DHIIBO NOLOSHA
EREYADA DAAHA GAAS
LAXANKA C.CASIIS ISKALAAJI
MUSIC MAXAMED CLAAHI BULSHAAWI
CABDIKARIIN CALI SHAAH IYO SAALAX SANAAG
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

iNta xabiibkeena maxamed jacayl like hasaran pleze😍😍😘😘

zakariyeahmed
Автор

Hestan marka Dhageysnyo Wlh niyda ka oyaa Qofkii micnah hest Fahmy like i saar😭💚💚💯salax Adn Abdi kariin Ali shaah inta jecel like isar🤘

samaahirlovesheekhal
Автор

2024 inta markale Soo dawsho tagtay 😂 👍🏾

I love this song❤

Mahad_Indho
Автор

Sxpkeey/ wllkeey waxaan talo kusiin lahaa Hees ma ahan wax mustaqbal fcn iyo heer laga gaaraa aakhirana dhib lee kugu noqon
Waxaa tahay qof da' yar plz katanaazul oo isku day inaad wax qabsato

alibinali
Автор

inta salaax sanaag ilaa tagerta Lek saraaa hooy 👌

نبميزعينبن
Автор

Sujuuda salah sanaag intii ila aragty mnsha allah Like ta siyaadiya

mounakaaba
Автор

Salaax sujuuudiisa i liked alle hakugu wadoo

axmedcade
Автор

2021 Hadaad Daawanyso Iyo Hadaad Iga siiba danbaysid Hdna aaad Aragto SALAH SANAAG Sujuuuda Kamuuqata mnshalh
Ismuuji
👇

kordahap
Автор

Inta tageerta cbadikariim like isaar 🤓🤭

umalkeyrmahamed
Автор

Somali maxamed like hayla dhafina mid Kenyan ah ayan tartan ku jirnaye

Amiinnasirofficiall
Автор

Cabdikariin wlhi siqaas ah ayaan fankaaga u jecelahay walaal key hormar wacan

heescomingson
Автор

Salax sanag codbuu lasoo kacaya inta igu racsan igu qabta alaabtii liketa la odhan jirey 😉 aan daremo waxa laga helee

sawdamatan
Автор

Wakhtigii ku dhiba iyo
Xiligiyo dhacdada adag
Dharaaruhu wax sheegiyo
Waa dhigaal ayaamuhu

Marbuu dhaawacaagiyo
Dheeligaagu sharafyahay
Dhiiranaanta qaarkeed
Magac aad ka dhaxashaa

Laysma dhiibo noloshee
Marbaa dhawr adoo qaday
Baryo inaad ku dharagtaa
Dhimashadu karoontahay

Hadafkaaga meel dheer
Adoo dayaxa dhaafyidhi
Nin hankiisu dheef yahay
Isku dhaan ha raranina

Dhalashada xigaalkiyo
Qofaa dhaqan wadaagtaan
Sirtiisiyo dhaleecada
Haw tabin midkaa dher

Laba dhab isu aaminay
Dhito caashaq wada dhamay
Haku noqon dhirtaxanyiyo
Dhidh jacaylka kala rara

Dhimashada walaalkaa
Adna waa dhantaashaa
Awd dhaliilihiisoo
Dhexmare cadawga hawnoqon

Dhag xumadu dilweeye
Dadka ruux dhigaayoo
Hala aan ku dheerayn
Cagihiisa hays dhigin
( Abdi deero)👈🏻

xaqudirir
Автор

2023 marlawat 2024 dhirananta qaarkeda magac Ad ka dhaxasha jah ❤🥰

zuhurismail
Автор

Iska DhooLa CaDey Xitaa Hadey Nolasha Ka Oohiso 😂
#like.com 😂😂😂

d_d_d
Автор

Mansha allaaah Halyayyo ree somaliland ah 🇮🇷🇮🇷💚💌❤waa waxa andheernahay fanku soomali oo dhan like ha ila dhafin

axmedagaaxnuug
Автор

Who's watching this now song 2024😢

CusayrCraxman
Автор

Qof an waxba soo qorinba waad ugu deeqdane weligay 100 like mahelin

rashaadlyrics
Автор

Funaanada uu xidhan yahay saalax sanaag waxa ku Qoran
JamaL khashoGshi 👌
Wariyhii waynaa ee turkiga
Yaa iLa arkay liketa ku Qabo intii aragtay 👋

deeqsaleban
Автор

Heeska wax laxanka saray boqorkii Codka Abdi Aziiz iskalaji ❤️ Love ku qabo Ama reply Iskalaji Always Legend

yonisducaale