SAALAX SANAAG - KEEGA LABA JARTA - OFFICIAL MUSIC VIDEO (AROOSKA CABDIKARIN ALI SHAAH)

preview_player
Показать описание
Ereyada Abwaan Daaha Gaas
Laxanka Abdikariin Ali Shah
Music Furinle
Camera Monium, AK, Barkhad Nasir, Ahmed Gt, Abdiwasac Khadar#
Edited by AK

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

-Hadaad maalmo badan dadka la soo faraxday kana soo heestay,
maanta waa maalintaadi Hambalyo million times Abdikariin Ali mahamoud husein io nafisa mouse nour.🥀👸🏻🤴🏻❤️

sakarie
Автор

Waan qiirodey alllow isku daaah labo walba oo jacayl iyo nolol dhaba ka dhaxayso 😢👫❤💍🌎😢

hoodoabdisalaan
Автор

Dhaayaha aragtida fayoobi
Reerka dhismayay arkaan
La dhagax dhigayay arkaan
Isku dhaabayay arkaan
Isla dhacayey arkaan
Dhaxanta iska jirayey arkaan. 😊❤

odaysoomaaliyed
Автор

*Keega labo jartoo caa fimaad ku liqa*

abdi kariin Ali shaah and walshey nafisa muuse nuur wan idiin hanblyeenayaa Al_ fanaane abdikriin Ali shaah markii hore fanaankyga ahyd hada seedigay baad kusoo baxday nabad iyo farax ku waar noqda reer kii dhismee dhaqma 🤘🙏💥💥

Wana idin salaamaya

Frome Laascanod

marwaanmaxamed
Автор

Heestii ugu mudnyd saalx baa lagu ladhay wllnimo👑👑❤

rahmaeise
Автор

Sida laxanka loogu raaxaysanoyo
😲 omg congratulations 👏💖

mohamedabdi
Автор

Cikariin cali shaah Hees Walpa Oo Arooskisa Laga Qaday Isaga Ayaa laxanka Ku Fara yaraysty😮

siciithhariir
Автор

Mar haduu laxankii ina cali shaah marayo hees iga dheh

DALMARCK
Автор

Maanta dhan idinka sugaye heesta salax sanaag 💋❤🙏

dahraaniitaofficial
Автор

Hadaad tahay Habarjeclo love hayla dhaafin

abdirahimsuleiman
Автор

Amazing codka saalax sanaag laxanka garo hesta macankeda abaha laxankiisa fanka jeclahay abdikariin Ali shaah hambalYo⚘💍💑 prother ilaa haiku kiin daaYo jeclahey fannkn Mar inaan garabgiisa soo istaago wax ka barto laxankisa jeclahay💙🔥🙌

abdishakuurnour
Автор

Waaaw axsan inti hees looqaaday shaah tii ugu mudneyd axsan cod sanaag waaw again.

maryamahassan
Автор

Salaax sanag fananka keliya sujuudu kaa muqato marwalbo Maasha Allah Fanka kaa tobaad keen Pleas Ilahaay haku danbi dhafe😳😳🥺🙏🙏

aqoonbadan
Автор

Zaxipka aroskisa marka ka heesto only true friends🙏✔

coaztasomalia
Автор

Khaambey ku Soo galeen iyo meel shaaca yaasalaam yaasalaam anather levels

cabdirishidmaxamedjamac
Автор

Intro-ga Ayaa Iga Gadanba Waxani Waa Ciyaar Iyo Waa Laxan Midna Lama Odhan Karee Alpha Mabrouk Hobol❤✌✌

lamajofficial
Автор

Heesti heesaha Aroos Salah sanag Axya singer💫

jaaleofficial
Автор

Mansha allh wllky c/kariin and his wife allh haydinka dhigo labadii wada jiree nabad gala 💖💖💖💍💍💍💍

muhiimbiihi
Автор

MashaAllah walaalkah cabdi kariin shaah iyo dumaashey nafiiysa hanbalyo Hanbalyo

hoodoaxmed
Автор

Hambalyo lamanaha qarniga farxad waarta abidkiin idiin rajaynayaa insha Allh 🥰

sumayomaxamed