XAMDA QUEEN 2017 | LUBI | BEERTA LIBAAXA

preview_player
Показать описание
SHOWGII LIBAAXAYADA IYO XIDIGAHA GEESKA
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

My favorite singer Hamda da queen 👸 what a vocal ability she always displays. Kudos Hamda

abdirizaqshire
Автор

Xamda naag sedadka uga qurxoon ma arag weli wlhi😘 she knows how to rock

najuabdul
Автор

Heestan waan ka helay 😍😍
Xamda Queen naag ka Qurux badan weligay Ma arag

somalilanderboykhaloud_hie
Автор

😍 style naagta loo dayey xamada waa nureysaa

amalqueen
Автор

Hal-abuur Ayaan ahay
Hawraartaydu waa hodan
Hiddahaygu waa dhaqan
Hiilkaygu waa ficil
Hibo waxaan uleeyahay
Hadal kiisa nuxurka leh.

Fadlan like ii saara Page kayga

kaabaaxmedcaydiid
Автор

Muno said huno qali anagaba wanu idin jeclny inta Xun un baa is caydaa slnd iyo ptlnd ba lkn dad wada dhashy nahay ha u bixina inta xun 😘

furqaanahmedsalim
Автор

Wixi ku luraa ladh igu fura oo
Hadaad ladantahay anaa ladayee
Jacaylka lubiga usii laba-laab....HQ ❤🙌

Ehel_Caashaq
Автор

Wlhy yartan wxy isku darsatay qurux iyo deganaan waan jecelahay sidhaba

ahmeddeeq
Автор

==>record-ka 2017 aduu kuu xidhanyahay inaba caadi maaha wixii kuluraa ladh igu kiciyoooo hadaan laadntahay ana ladaye!!!!

SiciidGabarre
Автор

Intii dHagaysanaysa heesta kadib intay ka baxday fanka xamda Quen

guleitguudcade
Автор

Love you Hamda cabdi Kiinaal Hamda Queen 😍😍😍😍

suldaanhalabuur
Автор

ax heestan saxbiday iyo jacaylkeeda ayaan ku xasuusta lkn nasiib daro ismay calfan oo wiilki wuu geeryooday alayarxamu

nimcohussein
Автор

Wixii ku lura ladh igu fura
My hamda queen noolow
Naaya 😅 naag jirta fanaanad
Jirta 😘😘😘

ducayzen
Автор

Waaar wllhi pillhi tollhi gabadhan waaan jeclhay hadii laqabo ninkeda ifurbaan dhihilahaa nio heesaheda walibatan Markaan maqlo waaan jilcaaa zxp

sadaamaaden
Автор

Hoyga fanka hargaysa lkn wxd naga xumesen nastexo indho wn ini jclhy hargysa cdy

munosaid
Автор

Xamda Fanaanadda sanadka 2017/18 anigu haa baan kuu hayaa. Caadi maahan heestani.

axmedqd
Автор

wixi ku lura lar igu fura oo hadaad ladanthy Ana Ladaye hooy jacelka lubiga lubiga kusi laban laab xamda fanand jirta😍😍

aliyaosman
Автор

What a voice and music . Hamda quen was legend 🤍💉

ayaanlecadde
Автор

Xamda queen quruxley cod macaan iyo qurux baad isku darsatey

sharmarkedadan
Автор

Hamda queen taageero buuxda Ku hayaa 💝

suhaib