XAMDA QUEEN 2018 | BOHOLYOW | OFFICIAL MUSIC VIDEO

preview_player
Показать описание
EREYADII ABWAAN KAYD
LAXANKII MURSAL MUUSE
MUSIC BY AHMED WALI FURINLE
PRODUCED BY MUSTAFE SALEEBAAN & WAQAL
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Hadii aad Quranka jeceshahay Farta taag ☝☝☝

zackhassan
Автор

*Queen of SomaLi girsl wixii quruxdeda Tagera liketa ha iga la bakhaylina*

abbasmohamoud
Автор

Boqorada Codka
Codka 100%
Sytlka 100%
Erayada 100%
Laxanka/Musica 100%
Please Intii Hooyo Jecel Like Igu Caawiya 🤗🤗🤗

galadabdulkadir
Автор

Kaley iska arag tahy mashallah plz like saar waa iga codsi 😍

tashaaalpi
Автор

Bal ilaahay baan idinku dhaarshayay eeg inant qurxdeeda degananta iyo Diracaa ay xidhan tahay qurux diisa?

reo
Автор

Heestan waxan ku xasuusta habaday Hamda AC ilove you habo Hamda

suhaip___hassan
Автор

Quruxbadana 😍 show duriyadey Ka dhalatay ❤✌

ismailmaryacase
Автор

#erayada #100
#laxanka #100
#musica #100 #isteka #100 inta igu raacsan liketa

loriinabby
Автор

Waxan noqday qofkii 7aad bogayga jacaylka igu sii badanaya somali maryooley ayaa igu beer tay 😂😂😂😂😂 like ta igu quba ilmaderayaal 😢😢😢

raxmarooda
Автор

Inta xamda taageero gaara uhayza haalyz raaco

cabdishakuurcumar
Автор

Dimple queen
Xamdaay stykekaga iska jeclahay
Nice song
Inta kaheshay jimco waaaye suulka isaara hadaad dad jira tihiiin ❤❤❤❤

Qezah-bt
Автор

reer hargaysa liketa igu macsuuma😍😍😍😍😍👌👄👄✌💪 wixii dhiigle leh😛😛😛

hanisulayman
Автор

Quruxdaydiiii ilaahay ha ku daaayo quruxeeey inta x amda taageerta maxa ku taageerta anuu steylka iyo quruxda lkin heesaheedu way iga pawer sareyaan Amarka ilaahay love you queentydiii

inantamusebihiadeerkauyaha
Автор

Tol hadaan nahay hargeysa Dirac hala iiga doono 😭😭😭

wiibtobiibto
Автор

Qurayshtii hargaysa xamda queen 👑 noolow

nimoyarofficial
Автор

Gabdha ugu quruxbadan hargysa a last 5 year hamdi queen inti igu raacsan like igu tagera

abdirashiidabdi
Автор

Beryahaan gabadhu ildoogsi bay noo ahayde waan tabnay, bagaad xilligaan ku tabaynay iskeentay gacalo.
Muuqaalka iyo heestuba waa 100% . Intay gabari qurux ka doonaysay iyo waliba dheeraadba alle wuu kuugu deeqay walaalle.

huskyjamapuntland
Автор

Xamda Abdi Kiinal Fanaanadii fanaanadaha eryatay Ee ka Hadhi weyday wlee Hadal makaraysid
Cod 99%
Qurux 98%
Style haba Sheegin
Muuqaalka Duubista Wareer Wlhi khadar waqal Nolow Gobeey
💚💬❤

khalloweeye
Автор

Xamda queen waa gabadh habaryoonis ah garxajisa quruxdii garxajis ka muuqataaba❤💚💚

samriyecapull
Автор

Fanka waxa aad kala tagtay laba waxyaabood oo muhiim ahaa midi waa quruxdaadii midna waa codkaagii dahabiga ahaa.. waan ka xumahay inaad fanka macasalaamaysay oo aanaan helayn bedelkaaga, fanku waa nolole inaad ka baxdo ma ahayn, waanu se kugu ixtiraamaynaaa go'aankaaga iyo talaabada aad qaaday hadaanu nahay dadkaad dhegahooga culi jirtay❤️.

Siciidiimaan