MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD

preview_player
Показать описание
Maxamed Ciro Xamda Queen
Song Waan Naaxilahaa
Ereyada Abwaan Qiiq
Music Ahmed Wali furinle
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Waan ogahay ìnaad iga damabaysid ama aad ku soo noqoaty heestan quruxda badan ee i dareensi in ay dabadey dad vadan oo fankii hore jecel daawadeen 🙏❤

abdirahman
Автор

2024 ayaa dhageysanaa runtii isma lihi xamda Qeen fanaanad kacod macaan ayaa kadan beysay ilke ha iga ilaawin❤

nasirdhanto
Автор

Waqtiga ay heestani soo baxday ayaan ka fikiray in xamda queen fanka ka bixi doonto waxaan sidaa u leeyahay tuduca ay leedahay naxariista ilaahay nafluhu kama quustee markasta oo aan tuducaasi maqlo niyada ayay igaga soo dhici jirtay wayna rumowday🥰 inta kalena alle hasoo hanuuniyo ayaan leenahay.👊

salmanwarsame
Автор

heestan Qofkii iga danbeeyo soo booqan rabo love ta yuusan iga xilmamin

abdirahimzizay
Автор

Ma jira qof dawanaya 2021 ✌❤
Qof lo xisay xamda queen. 😍😍

artanfarah
Автор

Haddaan kugu helo NASIIB, Waan NAXII LAHAA.
Gabadhi aan heestaan u qaadi jiray, ismaan calfan. Maanta oo aay taarikhdu tahay 12-02-2022, iyadu waa garoob saddex ciyaal leh anigana weli maan guursan. 😥😥😥

basheybsb
Автор

😍yaa dhagayisanaya 2021 sidaydo kale 2021 bishii sadaxaad sodonkeedii waan ku salaamay😍

faynusfilkeedkaroon
Автор

heestan Qofkii iga danbeeyo soo booqan rabo love yuusan iga iloowin

memories 💔💫💕

abdirahimzizay
Автор

Alla maxey hees tahay majiraa qof daawanaya
1 January 2023 sanadka cusub
Maalinta ugu horeysa •.

cabdallanuur
Автор

Majiraa qof dawanaya 2022 ❤✌
Xamda que fankaa ubaahnaa iyadu uma baahaneen😥

abdishakumohamed
Автор

Who is listening 2021 ✌
Allah ha u naxariisto abwaan qiiq 😭😭

maxamedroobdoonduufaandidi
Автор

Majira qof dawananaya 7/12 2022 sanadka cusub ka hadhay 1 bil like isaar From 🇸🇪 sweeden

zupermoha
Автор

Yaa iga Danbeeya talow 2025 3/29 Habeen Ciid ah Axad so Galayso 10:55 daqiiqo 🥺❤️

Wehelsame
Автор

Heeskan waxan dhagaysan jirnay 2013 waa naxilahaa heeska. Waa heeskan ujcelahy ❤❤❤❤❤❤❤ xasuus qaaliya een aan ilaawin karn abwaaan kiik allah haunaxariisto ❤❤❤❤

AbdixarirCusman
Автор

Fan waa fankii hore wllhi❤😞
Hadaze kulahaa gurigiina izka joog shuba ku dhashee🤣😒👎🏻
2021 / 06 / 25

iam.zakariyeH
Автор

WaN Hubaa inad hestan 2021 dawanaYs0 like hayla dhafin 🇸🇴🌷

caamirahmed
Автор

Allah ha u naxariisto awbaan qiiq ruun sheg ayu aha inti iga danbaysa amiinta la ogada

ramadanmusse
Автор

Caruurtaydiyey heestan 23/10/2023...heestaaan anigoo Master philosophy Pakistan ku diyaarinaayo ban dhagaysanayaa...Hooyadiin EEBE ha sahlo🥰❤️
Muddo kadib kuso noqon donaaa markii xabado baariyad ah aan meel kuso ogaado Insha ALLAH.

zakariaabdifatahahmed
Автор

Heestan qofkii iga danbeeya 2023 /2024 ila dhageysanaya doona like ha iga ilaawin

Memories ♥️

pdf_
Автор

Maxamed cirro wuuka yara baqayaa qofta waa miskiin 😂😂 Aduunyada ilaahay bal Xamda codkeeda iyo muuqeeda iyo waliba jirkeeda eega hadana waxaa na haysta kuwa sawd bilaa suura lagu magacaabo oo Nadiiro iyo Faladagan ugu horeeyaan 👊👊

abdirahmanwacays
join shbcf.ru