Xamda Queen Dib Miyaad usoo Dhalan 2017 HD

preview_player
Показать описание

-~-~~-~~~-~~-~-
AFKAYGOOY QARAN JIRAAD TAHAY
JIBUUTI QIIMAHAAGA WEEYE
JIGJIGI QURUXDAADA WEEYE
GAARISI QAYDKAAGA WEEYE
MUQDISHO QORIDAADA WEEYE
HARGEYSI QAAMUUSKAAGA WEEYE
BOORAMA QALINKAAGA WEEYE
BOOSAASO QIYAASTAADA WEEYE
-~-~~-~~~-~~-~-
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aduunkaa waxaa ugu xuun qof an la fahmeen xumantiisa iyo wanagiisa oo labadaba isku dhex wada waa qof lagu wareero oo maskadaxaa iyo naftabaa mashquliiyaa wllhii waa wareer allow sahal amurahaa yaa rabii amiin

nimcaistahiil
Автор

reer hargeysa fanaanin wada cod iyo xikmada wata ayey dhageystaan halka anaga waxaygu yahay bac ka sii bacda dhuuqso allow maruun hargeysa i daji fanka idinka iska leh runti from muqdisho like saar hadaad akharido

sirdoon
Автор

Ax ax ax ax
Kaladaa ka dhuumiyo
ergo dhinaca so diro
danteenod dhantaashiyo
kala reeb Ma dhayal sado
caashaqaan dhibta umaray
Caashaqaan Udhabar jabay
mana jiro wax iga dhiman
Barashada dhankaagee
dib miyaad usoo dhalan 💝💝💝💝💝💝

zoyamukhtaar
Автор

Hargeysa 😍❤ Masha Allah ( From Mogadishu )

Ibnak
Автор

Xamada Cabdi Kinaaaal Fanku Haduu Qof Noqon Laha aduu Ku Noqon Lahaa
Who is Wathcing 1/2020
Any One Like

mohamedwardi
Автор

kala reeb u dhaaro iyo hawsheegin
qawl dhaba
dhoshood ka qososhiyo kala reeb dhan kala soco
kana tali waxii dhiba😊
mana jiro wax iga dhiman barashada dhankaage
dib miyaad usoo dhalan
🤗🤗🤗 HAMDA Quen😍😍

nawaalinaxiis
Автор

oheeeey oh dalkaygii hooyo waa u xisay allow I gaadhsi 2018 waa jooga dalkaygii hooyo mcn insha allah 👀👀

kaafiakaftan
Автор

Heestan waxaad Mooda in eray kasta oo ku jiraa Aniga iga hadlayso marmar waxan is idhaa xasan dhuxul laabsalax ma calooshadu ku jiray markuu midhahan curinayay🥺🥺🥺

rodaroda
Автор

hargaysa cadeey hargaysa hadhwanaag Ax ku xisay inbadan wadankaygi hooyo😍😘😘😍😍😍😍💞💝👏😅

nicimamuxumed
Автор

Mar hadaad dhibtaydiyo
Dheeligayga neceb tahay
Marna hadal i dhaawaca
Tahay ruux ku dhiirada

Kala reeb u dhaariyo
Haw sheegin qawl dhaba
Dhooshood ka qososhiyo
kala reeb dhan kala soco
kana tali waxii dhiba

Mana jiro wax iiga dhiman
Barashada dhankaagee
Dib miyaad usoo dhalan


Mar hadaad dhulyaal iyo
La aanteey dhibane tahay
Marna dhaayo ii daran
Iigu eegtay dhugashada

Kala daa ka dhuumiyo
Ergo dhinaca soo diro
Danteeno dhan taashiyo
Kala reeb ma dhayalsado
Caashaqaan dhibta u maray
Caashqaan ku dhabar jabay

Mana jiro wax iiga dhiman
Barashada dhankaagee
Dib miyaad usoo dhalan
❤❤❤
Xamdaay iska Samir waa qiso dhaba runtii sidaa ka dhadhansan karo heesta

zakihajji
Автор

what a sensational voice !!! in this generation she is really the most beautiful and talented female singers 👏👏👏👏😍👆sweetheart keep it up

hamsejamaismail
Автор

waaaaw caadi maaha heesto
xaqiiq hada jurta baa ay ka hadlaysaa
(si fiican mrka hore qofka si fiican loo barto hadana is badala) ilhy na guma bixiyo kaasi oo kale
nice words hamda queen long life

faadumohussien
Автор

Heestan inta iladhagaysanays 2020 like🥰

alone_girl
Автор

Kala reeb kadhumiyo ergo dhimac ah sodira
Manajiro wax iga dhiman barashada dhan gaage dib miyaa uso dhalan.
From Toronto Canada xamda queen inkasto fanka kabaxday hada still love you!

dhiblaawemedia
Автор

hargeisa citirafki uunba udhiman dad citirafhaysata ayay ka ilbaxsantahay masha allh alow da hargeisa caday

hamuunbaanuqabaragaba
Автор

Qof ki dawanaya 2020 heestan ee una xisay Hamda like ha iisaro. Please

ayanlehhassanali
Автор

Marna hdl i dhawaca thy ruux Ku dhiirada
9_9_2019
Malin nimo isnin ah ayan maqlay ayado ah hestan gos gos ah waxan si tos uso adey yutubka wana radiyey wana ka helay dhagesigedana kama dali dono

muxudiinmoddel
Автор

I miss hargiesa hadh wanag wa magaladan adunka u jecelahay my mother land

zahrahaji
Автор

xamda qalanjo heestan way iga. gadanthy codkagu waa dahab👌👍💖

ikraan
Автор

hargaysa way qurxoon tahay masha Allah

maxbuubatulkhayr