FILO PART 23

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Musalsalka waxan ugu jeclahay qeybta Mogadishu ❤😂

zumayoupdykhadir-hknn
Автор

Waligaa qofna haku yasin nolosha uu ku nool yahay waayo isagu ma dooran allah baa u dooray Mahadsanid abokor mahdi

Tobandhan
Автор

Yusra iyo sxbked wa dhalinyaro wngsan oo sharaftooda ilaalinyo xita kista gacma is qabsiga lee iskadaaya...❤

fardosa
Автор

Qaybta Caasimada Dalka Waa Another Level Waana Qaybta Ugu Jeclahay❤❤❤

princessgacal
Автор

Inta musalsalkaan lasocoto ismuujiya ❤🎉

naciimobishaar
Автор

Kheybtan wilka yurub lagu wayay wlhi wa run abtigey 20sano lawayay London ayaa abtigey kale dartiis u tahriibay 2005 asoo wado ayu nokenay hoyadey farxad darted adis Ababa ugu hortagtay ayeydey mcn malintaas oohin farxadeed masha allh❤🎉

nawalshidane
Автор

Aniga kuwa Somalia jooga ayan ku heysta yaa illa miida❤

Kingzayon
Автор

Masha Allah 😍 Ururka Haweenka Somaliyeed Guul Iyo Horemar Wacan

osmanshareefahmedyahya
Автор

Wallahi Wan la ilmeyay😢 familygan anigo og iney filim tahay hadana ilinto iso dhaftay uun ban arkay😢 we love you gormad❤

Malika-zqlj
Автор

Wa oyinhyer SORRY YOUNG BOY NAHIF ALLAH KOU AFFIYO CHAFAKALLAH LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW 🙏 ❤

HalimoAbubaker
Автор

Waxaan rajaynaya qaybta hormarinta dumarka iyo dadka dhibataysan in aan helno meel kasta oo somali joogta Aad baan ugu baahi qabnaa ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲

saidoelmi
Автор

اللهم احفظ أرواح المجاهدين في فلسطين، وردهم إلى أهلهم مردًا كريمًا آمنًا🇩🇯🇸🇴❤️🇵🇸🇵🇸

DiscoveringSomalia
Автор

Wallahi wan kahelay musalsalkan sabarin atarishada naif atoraha ❤❤❤❤❤

sumayoxasan-
Автор

😢nolosha dhabta ah ee soomaalida ayey ka hadlaysaa sheekadani ilahay dhipaatada ha naga saaro

zamiirahassan
Автор

Taxanahan waa wacyi galin another level ah macha allah intii wakhti ku bixisay jaza kumu allah khayr

أمسحرلة
Автор

Yaaa iga horeeya manta ❤🎉🎉🎉 anigaa ugu horeeyay Anwar safar salaamo maalintaan❤❤❤ muqdisho arko cidi iga horayn mayso caasimada dalka hooyo❤❤❤ abukar Mahdi mahadsanidin 🎉🎉🎉 salaan sharaf team gurmad

aminaadan
Автор

Ma sha Allah manta filinku her saruu aha thanks to our best Somali movie Director second our best Somali actress faynuus muqdisho side nakata idnkoo dhan ma idin kala saarsaari karaayo si fiican baad noo gu Hagar gasheen si fiican baad uwada jiisheen Allaha cimri dheer oo cbaada leh ha idin siiyo May Allah give to you all Gurmad team long healthy life Allahuma amin اللهم يحفظكم Allaha ha idin ka farxiyo 🤲🤲🤲Allahuma Amin

MakoAhmed-ng
Автор

VER AMAZING 🎥 TANK YOU VERY MUCH DIRECTOR ABUBAKER AND ALL TEAMS MEMBERS GURMAD HORREYHOUSSOS Y LOVE YOU MAMA FEYNOUS CHEIK DAHER LONGER LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤

HalimoAbubaker
Автор

Waqtiga iyo juhdiga aad nagu bixisen wad ku mahadsan tahiin koxden sharafta badan

lol-fqxf
Автор

Thansk madaama qeybta muqdisho noo soo badisay😢❤

MrMr-bq