FILO PART 118

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Filinkan heer sare iyuu maraya please walaalkeen Abokor Axada inoogu dar may Allah protect you 🤲🤲🤲and the whole Team Gurmad in sha Allah may Allah give to you all long healthy life Allahuma Amin 🤲🤲🤲I ❤ you all Team Gurmad from Faynuus Abokor or Abu Bakar Ma sha Allah you all deserve the best Somali trophy 🏆🏆🏆 each of you 3

makoahmed
Автор

Ilaahayoow kaadulqaad culeeyska aad dareemeyso dhamaanteena naga dulqaad alaahuma aamin aamin

Mrrred
Автор

Kusali nabigeeni subanahaa ahaa scw ❤️🥺

AyaanAyanaa
Автор

Hana ilobina Saliga Nabi Mohamed 📿 sallahu caleyhim wasallam 🕋♥️♥️

luuldaauud
Автор

2M.aan.garsiino sida ay noogu hagar bexeen aan ugu hagar baxno asaxabta ❤❤🎉

Abshirohassan
Автор

Aan ku salini nabigeena muxamed scw ❤❤❤

hamseDheegmaxamed
Автор

😂😂😂😂sharif halagow Somali horay waxay uu dhahday god qiyano ha qodin hadad qodid ha dheerayn ku dhici donta ma ogide Halke 1milyan ugu tashatay 😂😂ada ugu horaye waxa la qaban dono sharciga iga ma wayna ma dhahday mask xiranthy malinta ka dhacdo sugaya 😂😂😂mamo faynus cawa waan ku xisay walhi ❤

asmaadam
Автор

Walal please illhy haydin jeclaade sidan u jecelnahay Filmkan Xalaqada noo dhereya oo Malinta taladada na noo raaciya please😢😢

laylaxiis
Автор

Inta filimka qeybtiisa jiliinka xamar ee jaceylaha ah iska buris oo inta london ku hystaa waana salaamaya from nairobi 😂!!

saxardiidmaxamed
Автор

An ku salino salino nabigeena muxamed scw❤

Nuurtomaxamedali
Автор

Kuwan dadka dheernahooow allh cimrigiina ha raajiYo fadhiginana fardowsa allh haka Yeelo❤❤ team gurmad❤

YaasmiinCusmaan-mb
Автор

Nafsiga saabiriin maka cabsaneynin miyaaa got sireet haqodin hadaa qadana ha dheereen kudhici doontidee lama oga❤❤❤❤❤❤ teem baxsan iyo mahamed aamiin guuuul🎉❤🎉

MaryanaxmedKulane
Автор

Filinkiiba waad na nacsiisen sidan wax ka badala

sacadshiine
Автор

Asc jumca kariim koxdena gurmad guul iyo gobanimo ❤👏👏❤️♥️🫶 Alllah inokiin daayo wan idinjeclahy dhamantina guul wacan

luuldaauud
Автор

Thenks abuukar mahdi iyo team gurmad ❤

ZamzamAbdicakiim-mlgk
Автор

Sharmaarke Nolosha aabbe cusub waa sida majaajiliistaha joogtada ah ma ogaan kartid waxa soo socda, laakiin waxaad diyaar u tahay inaad ku qosliso dhammaan

Shariif_Halaag
Автор

Xaaji abuukar mahdi sxb waa naga codsi fadlan talaado noogu dar taxanaha waaba ka hagaagi weyney inaan labada maalmod malin kle nagu dar ku dhahno hadana macaankiisa filimka naga keeney abuukar mahdiyoow🙏🙏

Amiir-gq
Автор

Ar ninkaana halaag waxa lo dhaho qabaa naagaha so ukaloyo fiiri😢😢 ciilka ihaaayo😂😂

MaryamaSalaad-ws
Автор

Maamo feynuus allaha noo caafiyo waa maamo soomaliyeed oo ku weyn umada somaaliyeed

abdiwaliiman
Автор

Manta dadki ugu horeyay ka mid noqde😂🎉❤wuw

nimcoqurux