FILO PART 123

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

123 qeybood inaad nabad iyo caafimaad ku daawateyn ayaan idin rajeynaa dhammantiin walaalaha soomaaliyeed ❤ waayihiina dunidana ha idin samaadaan!!😊

saxardiidmaxamed
Автор

Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡💖🥰

Ismacilxasan-fk
Автор

Qeeybta Muqdisho Aaway Naa, if Oo Laga Tagaayo Iyo Saabiriin Oo Nolol Qurux Badan Kujirto Heshayne Nin Jecel Inta Igu Raacsan Soo Muuqda😊

Nasra_Macalin_Cumar
Автор

Inta ka xun inuu filmku dhamaan rabo😢 liketa

Suheibsuldan
Автор

Mr. Salmaan
Dadka guulaysta sidaas kuma noqdaan hal habeen.😂😂😂

Qofkii akhriya comentigaan waxaan Eebe ka baryayaa inuu nolosha ku guuleeysto bash bash iyo barwaaqo 🙏🙏🙏❤❤❤

Blue_Ocean_
Автор

Intadawato filo iyo ilamada qarson dambilayasha walasoqawanoya lawada film 😊❤

Queenfayruz
Автор

Thank you so much abukar mahdi wll qaali ah dhamaan rer filo guul inkasto qiiro leedahay labadi xalqadood oo udambeeyay ❤😢

hoodomaxamed
Автор

Ina nogoysay modnay manta wan farxad marka arkay thanks sida noga farxisay❤❤🙏

YasminMuse-px
Автор

I’m soooo glad Baxsan found her siblings ❤

Luluu
Автор

Ilahey ha unaxariisto inta. ABAHOOD dhintay sida Ani cml😢🤲💔😭

Kalsooneyyyyy
Автор

Thanks abukar mahdi filin fican waaye biloiw ila hada wanlasocda.meelfican ayu maraya.wad mahadsantihin adigaa iyo teamkaaga wakhtigina, maskaxdina iyo maalkina ad geliseen.thanks

mohameddayib
Автор

😢😢😢😢😢 waad iga oysiisey baxsaney inkastoo flim uu yhy abaheyga mcn bad iso xasusisey alle ha u naxaristee

AishaaweysAisha
Автор

Tiktok live in aan soo galo ayaan rabay weliba waxaan rabay in somali wayn u sheego in aad ruwaayadii soo daahisay weliba anigoo ooyinta iyo diifka isku darayo😂😂😂anyway thank you wllalkey.

SuleeqaquruxChannel
Автор

اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌

mohamedhimilo
Автор

No Nexus No X for me islaam Allah is tha beast ❤❤❤

DeeqaSalah
Автор

salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

Sacdiyacaadey
Автор

Wa naga so dahden lkn mahadsanidin team gurmad iyo abukar😊

munataltaliini
Автор

sadexdan qof e wallha ah caloshey i huriyen😭😭😭

FarhiaAbdihakin
Автор

Halqadan waye iga ila meysisaye abo lanta waxa daremi kara qof aabihii wayey😢😢😢😢😢

UbaxOmar-lmuj
Автор

Waad la soo daahdeen walahi mahadsanid ❤❤

zamiitazimraan