FILO PART 25

preview_player
Показать описание
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo & Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

Ismacilxasan-fk
Автор

Lkn abuukarow hal talaa wataa ani filmka 35 daqiiqo nooga dhig ugu yaraan 30 walaahi meeshii ugu macaaneed marooyaa yaa igu raacsan❤

sucdi-maxamuud.
Автор

AaN ku salino suubaneheeni mohamed scw

AqliimaAbdihakiim
Автор

Haddii qof aad is jecleedeen kaa tago, ha murugoon, ha matagin, ha is gubin, cuntada haka soomin, heeso badan ha isku maaweelin. Fiiri naftaada in aad nooshahay oo aad neefsaneyso ka dibna horay u wado noloshaada.
U sheeg qalbigaaga in qof uu kaa tagay ee aysan ruuxdaadi kaa tegin

hamida
Автор

Intii ila sugeesay wa nii salamay mahad sanid Abukar mahdi❤❤❤

zeynabaalim
Автор

اللهمَّ ألهم قادة فلسطين الحكمة والشجاعة، ووحِّد صفوفهم وزِدْهم قوةً وصبرًا في مواجهة الاحتلال😢❤

shukridini
Автор

maanta waxan ahay qofka ugu horeeya ee daawada hore u soco abuukar mahdi iyo teamkisa waa good flim❤❤❤❤

mamasaki
Автор

anaa uhoreeyo😢 walaalaeheen ree qaza allaha uhiiliyo cid garab siinynayso majirto ilaahow adaa kaligaa ah ilaahow cadawga kaqabo

ilwaadinasheikh
Автор

أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤

munashAmiin
Автор

Maamo faynuus sheekh daahir cimrigaa dheera maamo wlhi ❤
Mid mudhuudhuqay baa igu dhacay kulahaa😂😂😂😂

hodanabdilahi
Автор

Wan idin salamey dhamantina filimkan saidban ujeclhy waa jug iyo jacayl iyo qiso xanun badan ❤❤❤ sharaf iyo karamo alle korkina hayelo amiin good job❤❤❤

ashaluuladoontiiallechunel
Автор

Aankusalino suubanaheena nebi Mohamed scw scw ❤

ismaashaaofficial
Автор

Who agrees with feynoos that she hid over 40 years. Amazing actors

HooyoAabo-sj
Автор

Thanks abukaar ugu danbeyn wuuso dacaay part 25 ❤😊

mssyoongi
Автор

masha allh dadka kaliyo wax kastay noo soo sameyaan aan la socdo horay usocda dhamaantiin madax ii sarantihiin la aantiin abaar one love all team❤🥰🙏🩸❤️

nastehosaid
Автор

Mamo faynus waa faniy miid mudhudhqay aya igu dhacay kulaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

WarisCabdi-qq
Автор

Aneey igaartay jacayl mid muruuruqay igu dhacay kulahaa mamma faynus😂😂😂😂😂😂

Monash-go
Автор

جمعة معطرة بذكر الرحمن والصلاة على سيدنا محمد ❤
سورة الكهف❤

abdiahmed
Автор

Faynuus illahay janada allaha ha ku geeyo❤❤

aminamaxamud
Автор

Film kan naaif ayaaa number one 1⃣ siiyay part 1 ilaa part 25 best actor

cabdifataaxxaajiyusuf