ISKILAAJI 2018 WAANO OFFICIAL VIDEO HQ (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

preview_player
Показать описание
Copy Right Protected By Liibaan Jama 2018

ERAYADII: ABWAAN CABDIRASHIID DHAGAJILIC
LAXANKII: ISKILAAJI
CODKII: ISKILAAJI
MUSIC BY: BULSHAAWI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA

follow her FANPAGE on
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

BEST STUDIO 🥇🇸🇴🙏LIIBAAN JAMA🥇🙏🇸🇴 SOMALI WAN KU TAAGEEYRSANAHAY 👍 SUULKA II SAARA INTA IGU RAACSAN

somalibashali
Автор

Inta quraaanka jecel farta taaaga100%

guraaseproduction
Автор

Inta Hada Soo ogaatay heestaan in oomaar Barbara kudocotay ismuijiya✌️

sadiadahir
Автор

Wixii iskalaa ji taageera
Ooy dhab kathy
Like 👏

mawel
Автор

Heestan maka heshay farta taag hadad ka heshay💯✔☝

axmedarshe
Автор

Iskalaaji Bro respect u 🔥

Waxbaa jira Aan la sheegin
Warbaa jira Aan la baahin
Wadeeqada Aad ku foofto
Mid waynbay ku wadaaye
Wadaa jirta Aan la qaadin

Wanaaga Hadii la daadsho
Xumaan weel lgama buuxsho
Wacnaantu hady cudlowdo
Wadeeca kuLa dagaysaa
Wadkaaga qofkii u xiisa
Kusii weel caanahaga

Jacaylku jacaylku hadu wareero
WalaaL nimadaa ka fiican

Wadayga qudhaadu doonta
Samaanta kolkaad ka waydo
Naftaada adoon u waalin
Hankaaga dartii u wiiqin
I waydaaraba dhaanta

wareegtada Cashaqaaga
Wabaayo hady dhalayso
Dareen wadnaha abaaray
Haduu wehelkii ka quusto
Walacbuu keenayaaye
Aduun Qubin waanadayda

Jacaylku jacaylku hadu wareero
WalaaL nimadaa ka fiican ❤❤

walaalburcaawi
Автор

Hees Shidan Iga Dheh Iskalaji Fanan Jira Ala Ilahow San Heesaha u Jecayl nahay Khayr ka No Jeclaysi Oo Xaqa Na Tus 👌👌🙏🙏🙏🙏🌸🌸

monaomar
Автор

Inta heestaan jaceylka umaleyn jirtay balse hadda wax fahantay hadalkii oomaar kadib 👍👍

hassanmaalin
Автор

Jacylku haduu warero walalnimadaa ka fcn
Hestan aad bay ii taabaty aniga
Mahan hadii xirirka laysku fahmi waayo in walalnimadi iyo qadarinti laga tago

Iskalaji Long life 😍😘😘❤❤❤

munalizamunaliza
Автор

Wax baa jira aan la sheegin
War baa jira aan la baahin
Wadiiqada aad ku fooftoo
Mid wey beey kuu wadaaye
Wadaa jirta aan laqaadin💯
Axsan erayo✅✅ Iyo boqorka codka iskilaaji kaalay iska arag✨✨👏👏👏👑👈✅✅✨✨❤️❤️❤️

sadiyomohamed
Автор

jecelka hadu wareero walalnimada ka ficin best song hade heestan samen weyn ku ledahye like ha iga ilowin 😢😭

maryamahajimuse
Автор

Wanaga hadi la daadsho xuman weel lagama buuxsho # jaaceylku hadu warero walalnimda ka ficaan wlh wa sax

ikranabdi
Автор

Hadaaad dib u soo booqato heestan 🎵 2023 like 👍 ii saar❤

yoonisabdi
Автор

Iskilaaji fanaanka fanaaniita.. marwalba waad shidantahy xataa hadaa macawiis iyo dacas ku soo heesto 😍😍😍😍

ayancadey
Автор

Wax baa jira aan la sheegin war baa jira aan la faafin wadiiqada aad fooftana wada jirta aan la qaadin walee waa miro dhaxal gal ah abwaanka waan u hambalyeynayaa iskilaaji u made it brother halka kasii wad🤗🤗

idilali
Автор

Ilaa imika ayaan dhagaysanayaa heestan codkii dahabiga ahaa iskalaaji waan ku wataa anigu ♥️🥺

saafihayd
Автор

Ninkaan wayahan wakacsanyahay hada igu racdey liketa 🙏😉🤣

akqanciye
Автор

Xikmad badanaa heestu waa hees uun looma heesee tani waa lagu yara danbaabi karaaa....

khadraomar
Автор

Naag I Waashay O Igu Dhahda Wan Ku Jeclahay Ban Ku Odhan " Jacaylku Hadu Wareero Walaalnimada Ka Fiica " Kol Ogolan Maysee

yacqubabdilahi
Автор

3 December inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂❤ inaba caadi ma aha heesta

caanobooro