ISKILAAJI | HANTI LEYSASIIYIYO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

preview_player
Показать описание

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

iskalaaji wallahi heesihiisa erayada qofkii usameeya wallahi caadi maha qisooyin dhacay ayaa ka hadlayaan wa qiiro runtii inta ila argty oo taageerta iskalaaji LIKE

zakimuqdishawi
Автор

C casiis cali ciise iskalaaji iyo bahda tusmo films
Inta fanaankan taageerta like hala dhaafina

hassankayd
Автор

Hanti laysa siiyiyo
Micno malaha hooduye
Qof dantaada kugu haga
Talo fiican kuu hura
Lama helo aduunyada

Hiigsigaaga noloshiyo
Hamigiyo ujeedada
Inta kaa halaysee
Ku hanqaarta baa badan

Dadbuu horumarkaagiyo
Dhibayaa hankaaguye
Dibnahaaga haysoo
Halka aad u jeediyo
Hadaf kaaga yuu garan
Hawl yaraan dadkoo dhami
Xogahaaga wada helin

Haw iloobin barashada
Hada ruuxaad kulanteen
Degdeg haysu dhiibine
Dib wuxuu ka noqon hoge
Haki xiisahaagoo
Feejignaanta ku horee

Hoosaase beenaad
In laguu hadoodilo
Ka hadhoo ka dheerow
Mar hadaan lagula hayn
Waa halis jacaylkuye

U hubsoo dadkana kii
Hibo qaybsi kuu gala
Kuu hiishe kula jira
Hala simin cidee garo

drmowlidahmed
Автор

Intaa Qurankaa jecel like haaa ilaa dhaafinaaa

mmvr
Автор

Dadka waxaa layaaba nabiga cs kusoo dhex qaadanaya meelahan cml subxannllh intaas like bis raadinayan war isku xishooda😏

xaraggoelmi
Автор

Dadbuu horumaarkaagiyo dhibayaa hankaaguye dibnahaaga haysoo Hakka aad u heediyo hadafkaaga Yuu garan 👐👐😍😍👏👏👏🤛 boqorka codka we miss you from🇱🇷😘😘😘

asmaqurux
Автор

Initiii xamse farayoon jecel like hayla dhaafin😊😊😊

nunegaming
Автор

Heesta adigo daawanaYo
Hadii aad commentska aqrineysid
LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂

mohamedmohamuud
Автор

My legend iskalaaji viva fananka somaliyeed from gobolkaagiii bari kasoo salamaya🇸🇴🇸🇴❤

maria-ijqg
Автор

Walal hees wax inma tareyso fadlan ku so biir macalin qur. Aan online insha Allah share

alicalimuxumedchannel
Автор

Iskilaaji hadaa aamiinsantahy inuu The one and only yahy like ta

nalkabea
Автор

25 cent aan ku daawanayo heesta 25 like iigu badala somalaay

ahmedyasin
Автор

Nacalad weeye heestan wlhi ❤❤😥😥⚘ xasus ayey igu leedahay weliba aan ilaawi doonin runta ayey ka hadashey

Raaxeeye
Автор

Halka Cise Riyolaa ee Fanan ah
Bahdaweynta majerteen like ii Sara 👍👍👍👍👍

moemahir
Автор

Qof walba alle riyadiisa haw rumeeyo my frnds waligay like ma hiline like ta igu cawiya plze thnks ❤️❤️👍👍👍

naasirhayaan
Автор

Heesta adiga dawanayo hadi ad commontiga ad aqrineso like 👍 ha ila dhafin

daadirofficial
Автор

dadbuu horumarkaagiyo
dhibayaa hankaaaguye
dinahaaga haysoo
halka aad u jeediyo
hadafkaaga yuu grn

fanaan ka kaliyee
heesihiisu dhiirigalinta yhin

sucadcraxmn
Автор

HanTi La Isa SiiYiYo Micno Ma Laha HoodiYo 😮Qof DanTaada Kugu haga Talo fiican Kuu Hura Lama Helo AduunYada That’s True Really 👌 Legend isKaLaaJi

mohahukun
Автор

Adeer iskalaaji si fcn oo degan ayuu ula taliyey wlaalkeen oomar barbar intii fahanthy heestan like I saara 😂🙈✅

saeddemmis
Автор

Ninkeyga mustaqbalka inta iga danbeyso like ha ila dhafin please

foosmohamed