SHAADIYO SHARAF FT ABDIFITAH YARE BEST ROMANTIC (WAA QISEE) SHOWGA CIIDA & BANDHIGII ABDIFITAH YARE

preview_player
Показать описание
SHAADIYO SHARAF FT ABDIFITAH YARE BEST ROMANTIC (WAA QISEE) SHOWGA CIIDA & BANDHIGII ABDIFITAH YARE
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️

kaafiyaabdirizak
Автор

I am oromo but I loved the song appreciate you my somali brother and sister spread love and peace ❤

beekanalii
Автор

Shaadiyo iyo abdi fitah heesaha ay isla qaadaan oodhan waa hit ❤

abdallaahmed
Автор

Abdifataax iyo shaadiya intii taageerta #like saara ❤❤❤❤

ARDAA-MEDIA-PRO
Автор

Ya Rabbi sheidanki ayaa lasoofasaxay..bil dhan ayaan soomaneen hadana manta saan ayaan kufuri hayna..Ilahey heesaha haka madhoobeyo umada musliminta ah 😢 😭

xumeirah
Автор

Wa qisee xubigenu taariiq buu qorayaya qoyskenu hawaro😩❤️🤟🏻

Amazing song❤️‍🔥🔥

zucadxusen
Автор

Heesti qarniga🥺 iyo lamanihi qarniga 👨‍👩‍👧
Shadiyo sharaf salan sare fananad aan jeclahay from 🇩🇯

rahimamed
Автор

Markay 1 million gaarto like saar lejenoow 🥰❤️

abdirahmanmahad
Автор

LYRICS: SADIIQ JIIR
ABDIFTAH
Nafta wada qaado qudha
Qoys ka yeelo qalbigayga
Ku tabaya ku quudi magacaga
SHADIYA
Wan qirtee kalgacaylka adna hoo
Ila qaybso wadanhayga hoo
Qushucsan ku qor adna hoo magcga
Kooris
Waa qise xubigaynu
Tarikh bu qorayay
Qoyskeenu ha waaro x2
ABDIFTAH
Nafta ho quwadeeday
Qardhaas adi ka yeelo
Ada laabta qufishee
Qasri caashaq ku casum macan
SHADIYA
Amba qiimahygu wa adi
Qasab weye erayga tiraha
Qowl kale ma dul saareye
Hoo quluubta qaligygoow
Kooris
Waa qise xubigeynu
Tarikh buu qorayaye
Qorshihiisu ha waaro.

sadikmoha
Автор

Wow another level hees of the year😂shaadiyo sharaf wa iska gijisey wa qiseh xubigenu tarikhbu qorayaye qorshihisu hawaro 😅

muniir_official
Автор

markle muqdisho waxa usoo baxay musitian wlhi subxaanyo midkan kaga marmi lahyn wuu iskenay c.yare legend

yuusufcalimaxamed
Автор

Heestan inay qarxayso inta og like ii saar🖐

muscabramosofficial
Автор

i from oromia. i love this songs amazing 💕

MuhammedUmar-nskk
Автор

Nafta wada qaado
qudha hoo is ka yeelo
qalbigeyga ku tabaaya hoo
Ku quudi magacaaga

Wan qirtee kalgacaylka adna hooo
Ila qaybso wadnahayga hoo
qushuucsan kuqor hoo magacaga

Waa qisee xubigeenu
taariikh buu qoryaaaye
qorshihiisu ha waaro

Waa qisee xubigeenu
taarikh buu qorayaaye
Qoyskeenu ha waaro

Nafta hoo qudheyda
qardhaas adi ka yeelo
Adaa laabta qufushee
qasri cashaq ku casuun macaan

Amba qiimahaygu wa adi
Qasab weeye iga tira
Qowl kale madul sarayee
Hoo quluubta Qaaligaygow

Waa qisee xubigeenu
taarikh buu qorayaaye
Qorshihiisu ha waaro

Waa qisee xubigeenu
taarikh buu qorayaaye
Qoyskeenu ha waaro

Family an jacyl
Abdifitah an shadiya
Aduun io akhiraba wada jira❤🎉
Eid mubaraik🎉🎉

beer-lula_
Автор

Somalis are also dominating the Love music, just make it with English subtitles. kudus from Nigeria ❤,

umaribrahim
Автор

Shaashka ilaahey cod iyo qurux waa iskugu kaa daray Maasha Allah TbarakAllah qoyskiina ha waaro❤️❤️

sheekadaDahab
Автор

Shaadiyo sharraf 👑👸cabdftaax yare🤴 family 👪 aanjeclh❤❤m.a ilxunidima aragto 🤲🥰heesta🔥🔥🔥 inaba cadimaha waxkale 💯💋

bushratayasiir
Автор

Faraxeyga mustaqbalka😢waku salaamay😊😂😂😂😂❤

sumayasamaax
Автор

Hada makala takteen my favorite lamane 😢

hodanizha
Автор

Wax hees wey dhaaftey abwaanka another level ....guul shaadiyo iyo abdifitaax

faysalbashiir