NEW DHAANTO 2014 JUBALAND

preview_player
Показать описание
New dhaanto
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Dhantadaan markan dhagaysan jiray waxan ku noola badiye badiyaha waxa talay nolol tababar ku saabsan runtii ixtiràam kala danbay ku dhisan qofkii aan soo marin badiye waxaa ka dhiman wax badan waa sida aan aaminsanahay 13/3/2023 hadii aad iga danbayso like 👍 dheh

shoaibsheikhabdullahi
Автор

Dhiga biya mahan Ogaden my dhigeyga wan idin jeclahay dhamantin♥️♥️💋💋💋😍😍

abdirahmanhassan
Автор

Dhaanto hada lama qado sharf dhaantooyin kii hora le wllhi cajiib ❤ murtidii hada waydhamty

hamdiINdhacad
Автор

28/8/2023 inta iga danbeesa like ha ila dhaafina😅😅

somaligemer
Автор

Woow ilaa 2014 ilaa 2020 waan kuhaystaa dhaandadan caadi maaha

abwaaniidlechannel
Автор

Abdifatah Gacaliye ERiYA 🥰xasuus 7/10/2023 Saturday Gedi Secondary school 🙋Form 4

FatahEriya
Автор

Today is 15/5/2022 6:00pm i remember other time

yussufmohammed
Автор

Xasuus Dhantadaan Wxaaan Ku jiray Dhinyaradii Somaliyeed Oo Naftooda u haray Mamulka Hada Ahmed Madoobe Afduubka Ku heesto Waxaan Ilaahay Oga Baryaa Dhamaan Dhaliyaradii somaliyeed ee Naftooda ku wayay Dagaalkii kismanyo lagu qabtay Iyo Gud Ahaan jubnd

bashiirheersare
Автор

21/12/2022 waxaan Dib udaawanayaa xasuusihii kooxdii DANAB

abdifatahdahir
Автор

xasuus wlhi anoo 8 jir ah ayan ka fhagaysan jiray mobile wlshy lahaan jirtay o nicla maantana waxa ahay 17 xasuus

munajamal
Автор

Ninka Music_gan Tumay inaba caadi maahan

jarmalmediashow
Автор

12/9/2022 from Dadajabula dariska xalasha Juballand

abdullahibezen
Автор

Wll qoral kayga wadba argtaa lkn Likel ha ila dhafin🙏

ShaaficiAadancali-cx
Автор

Dhantada kaliya een xuuseeyo 2014 ilaa 2019 waye

zahiiraabdalla