NEW DHAANTO Jubaland State Abdifatax Jarmal & Ayaan Halgan | HD

preview_player
Показать описание
Please Do Not Copy This Video
New Dhaanto JUBALAND
Farsamadii ABDIRAHMAN SOMALI
@ Somali Production 2013
Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

Daarood my people quruxda niiga baxeyso waa nureeysin masha allah LOVE DAAROOD <3

somalfr
Автор

Ana doqaygiyay kama didaya Afmadow baan duca iyo kugu tuma gurban cadi maa aha mansha allah thanks guys viva

hodanlovedhalintareerogade
Автор

Habllaha Hananka Wacan ee Soomaliyeed Gaar ahaan Reer Kilirka Shanaad Puntland Iyo Jubland Allaha Dhawro Waa Qalanjooyine

alifaarahmahamod
Автор

mansha allah afkina cano lagu qabay jarmal jwxo iyo ayan halgan i love you guys so much

hodanlovedhalintareerogade
Автор

Woow masha Allah calankuu dooono ha ahaato darood is one people guul reer adeerkay

abdinourmahad
Автор

Dhaanto wa dhaqankeen miyaa kabirkarnaa maya dhaha ilove dhulka soomliyeed all Hargaysa Xamar jijiga diredhabe io gaarisa Casey 🥰🥰 jabuuti

suhaybsamowade
Автор

masha allah state jubaland nabad iyo horu mar wacan wlh waan kufaraxsanay nabada maanta kajirto jubaland masha aalah ilaahow soomalidaan qalbigooda isku fur

maryammalas
Автор

Viva somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️ from galmudug

faadumomaxamed
Автор

Allaw noo dhawr gabdhaha dahabka ah ee Darood Ismail wa qalanjooyin ... Anigu waxan jecladay labiska dharka asturan ee dhaqanku ku suntan, suunka cad ee ay dhexda ku caymiyeen . Qaabka ciyaartu wa lagu farayaraystay .

abdowali
Автор

Ala calankeygii ciiltire Puntland io ogaadeen dad aan laga lagu rigarin❤❤

SahrosiciidYuusuf
Автор

I LOVE HATER.NO ONE KNOWS DHAANTO THAN THIS PPLE WE ALL KNOW .

mohamedkhalif
Автор

Abdi fitaax jarmal &ayan halgan wllh Wan Iska jclky Siiba dhantatan like and comment Sher yaba laiga ilawin Somali weyn

نسيمداود-غف
Автор

waaaw jecliya gobalada ogadenia Viva jubbland Viva jigjiga Viva garissa Viva wajir

zainabadan
Автор

wow inaba caadi mahan dhantadan wan ku haysaaa iwas busy the whole day wachin

shmuse
Автор

Wow kama xisa digo guul jubaland state I love you my people

simaneeyofficial
Автор

www, cabdi fitax Allha kudaayo gul iyo guwalnimo

haniitaqurxoonbdn
Автор

qabiilka waa ceyb, this is 21ist century, 4get about bloody qabiil, compliment on Somaliness

Asture
Автор

MASHAA ALLA SAY U TUMAYAAN waxaad mooday in laga keenay wadankii waliba godey gacalo

bashirmoh
Автор

Masha alah wa dhanto lagayabo igadhah masha ala haxarodo ogadan gul iyo gabanimo jubalan ha nolato

sumayoabdi
Автор

is this flag is Puntland or Jublanad iam confused what is this flags looks like same ilahayow Somali midee

aishaali