ALI DHAANTO - ISTAR -SOOMAAL TUBE VIDEO CUSUB VIDEO CUSUB DHAANTO INC

preview_player
Показать описание
STUDIO SOOMAAL
VIDEO CUSUB
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
SOOMAAL TUBE NEW VIDEO CUSUB SOOMAAL TUBE NEW VIDEO DHAANTO iNC VIDEO CUSUB
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
SOOMAAL TUBE NEW VIDEO CUSUB SOOMAAL TUBE NEW VIDEO DHAANTO iNC VIDEO CUSUB
VIDEO CUSUB SOMALI
SOMMALIDA
AF SOMALIA VIDEO

Рекомендации по теме
Комментарии
Автор

I'm very proud to be somali
Somalinimo ha ha koreyso
Ninka dhagaxtagay ee wardheer iyo walwaal iyo qoraxay iyo ku barbaaray isagoo duleedka reerkooda lagu tumo dhaantada ayaa garanaya macnaha macaanka ay leedahay

sakariyeaburahman
Автор

Dhaantadu waa ciyaarta ugu fcn ciyaaraha soomaalida. I like walaahi. Noolaada reer ogadenia greeting from hargaysa

Ahmedmohamed-wofv
Автор

Xadad daawani xaysa 2024 lke sar ❤ 👍 qalablay ciyateena Lama helee dhulka weyne jigjiga hele yaa kugu tuma

jajundidiya
Автор

Ax ya dhanto xasus ayan galay ma AFdheer bey ka timi gobolka hoyadey mcn ku dhalatay😍😍😘😘😘 allow ano nabada wadanki igee amiin

faizadakash
Автор

Mr. Ali dhanto9 years kadib 24-08-2023 ❤😊still I'm listening

SareyFarah
Автор

Ahh! Caruurnidiii ixasuusisey inshallah came back to Africa 🌍

somalitik
Автор

Waa ciyaarta ugu macaan ciyaaraha soomaalidu ciyaaraan. Greeting from Hargaysa

Ahmedmohamed-wofv
Автор

Dhaqankeena marka Dib u eegto waxan Nahay Dadka ugu Dhaqanka wngsan Dunida 🌎 bil shardi 🇸🇴 ❤️💯

somaliisone
Автор

Dhaantadu waa cajiib mar Haduu ali dhaanto jawiyana maba ugu sii jirto waxan xasuusta 2013 kii anago reer xamar eh baa maamo dhankaa iyo kilinka kaso jeeday ka maqlay yarta dheerey dhanta ehed markas kadib gabar ogadenia kaso jiido baa xiriir la yeshay alle reerku gob sana haben walbo aye ii meerin jirtay dhaanto yartu reer abdille bay eheed waliba kuwa ugu laandheraysan hada los angels aye ku nooshahay america anna africa waa salamaya dhaman ogadenia iyo reer abdille

abdiqanijeyte
Автор

my son husband is ogadan makahil. Ma Sha Allah such beautiful culture walahi. i m dacaad muse i love all ogadan dumashiyaal ❤️❤️❤️. amiin igu daraan iyo Ma Sha Allah guur keyga

mzjnsiij
Автор

Hidihi janiyo aa godeysle
Ma afdheer bey katimid
Ifka mayn joogine ariya keentay ubax # viva cali dhanto watching 2020

libanmohamed
Автор

Iam from Taleex, Sool, Somalia.beautiful dhaanto mansha allaah.

soohanmedia
Автор

Maansha allah, one of may favorite dhaanto. Nooloow Cali Dhaanto, dhaqanii iyo hidahii soomaalida waad noolayseen adi, Abwaan Axmed Budul iyo gabdhaha sharafta leh een ka xusi karo Amina, Fatumo iyo Kafeeya.

axmedyare
Автор

halablaay ciyaartena lama helee
hall ka Wayne jigjiga heelo yaakugu tuma
i love so much dhaanto 💯💯💟

unknownigga
Автор

Ali gets love from Puntlands and Ogaden. Somaliland gets love from all. Ali best musician of East Africa. All bend in front of Dhaanto. Love from Romania

mariusenescu
Автор

I really love Ali Dhanto. Love from Puntland!!!

IsmaAragto
Автор

Timahaga tuf iyo taxalil laigu digay kulahaa waxan maqli jiray Af Cowlyahan hakuhadlo mise Geel hakudaqo ciid mubarak

ibnukheyre
Автор

I am from ogaadeen waan jeclahay dhaantada ❤🇸🇴

liibaanibraahim
Автор

Viva daarood ismaaciiil somalida carabta ah 🥰♥️ waaba ku heestaaa darooodka dhan my dhiiiga iyo dhuuuxa😉♥️💋💋

randaruun
Автор

mashAllh ali dhanto ilahay hanokadayo wan jeclahay dhantoyinkaga cod kaga muqalkaga mashAllh il xun kuma egto

fathishukri